Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland Issimo name their 3 Issim who will be the arbitrators of disputes between the Somali Elders

Recommended Posts

Xubnaha guddiga xalinta khilaafaadka

 

29 May 29, 2012

 

GAROWE ONLINE

 

Kadib markii shirkii saxiixayaashu isugu tageen todobaadkii la soo dhaafey Addis Ababa lagu go'aamiyey in la dhiso guddiga xalinta khilaafadka oo ka kooban dhamaan dhinacyada daneeya Somalia ayaa odayaasha Puntland kulankoodi maanta ay ku magacaaben saddex xubnood oo uga qayb noqonaya guddigaasi waxana ay kala yihiin.

 

1-Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan

 

2-Garaad Maxamed Cilmi Shirwac

 

3-Suldaan Siciid Maxamed Irbad.

 

Halkan ka akhriso qoraalka issimadu soo saaren iyo saxiixayaasha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool...Rag iyaguba hadda khilaaf-ka dhinac ka ah siday khilaaf u xallinayaan?...The whole thing was a joke, ma run bay u qaateen markii Addis loogu sheegay khilaaf baad xallinaysaan...Iyagaana lagu maaweelin ma ahane Soomaali waxba gacanta kuma hayso, balse talada dalka Soomaali baa hoggaamin doonta coming August, insha Allaah. Odayaasha Soomaalida kulligood waxay u baahanyihiin in back-ground check lagu sameeyo marka hore qaybtii ay ku lahaayeen burburka Soomaaliya before they pretend to become part of the decission-making on future issues.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this