Sign in to follow this  
Carafaat

Polarization between Regionalist, Centralist and Islamist. How can we solve it?

Recommended Posts

^Oo maxay Puntland kudiiday 4.5 oo dhib ah ayay kuqabtay wayba kusadbursatayee iyadaa ugu badan intay kuheshay marka loo fiiriyo dadka kale markaa maxay ugu dagaalamaysay in meesha laga saaro.

 

 

Adeer waa sidoo kale Puntland danta Somaliya ayay kafakaraysaa, inaanay Somali kuheshiinayn centrallism oo dan ugu jirin ayay ogtahay specially nimankiina baqanaya ee secessionist-ka.

 

Markaa adigu mushkilada Somalia ayaad doonaysa inay iska socoto, Puntland daacad ayay katahay nabad dhulka kadhacda iyo cadaalad in lagu dhaqmo oo qofkasta si xor ah maamulkiisa wato iyadoo arimaha sare dadku kadhaxeeyaan. Waa xal macquul oo daacadnimo kudhisay sidii ay daacada ugu ahayd ineey meesha kasaarto 4.5.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalaawi Somalia ma fahansana qodobkan federalism mamuul qabil hala samaysto dabeedna dawlad dhexe oo aan awood lahayn ama dawlad dhexe awood leh marmba sidad rabtid. 4.5 maha wax xun hada xita laga dhigo 5.0 wa beelo wax qeybsaday sadbursi ma jiro. Imika waxad tidhi sadex sannoh hala trygereyo dalkiba kama jirto mamuul goboleedyo , marka mamuulka budhlayn laga reebo. u need more than 3 years we need to be practical.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this