Qandalawi Posted May 29, 2012 ^Oo maxay Puntland kudiiday 4.5 oo dhib ah ayay kuqabtay wayba kusadbursatayee iyadaa ugu badan intay kuheshay marka loo fiiriyo dadka kale markaa maxay ugu dagaalamaysay in meesha laga saaro. Adeer waa sidoo kale Puntland danta Somaliya ayay kafakaraysaa, inaanay Somali kuheshiinayn centrallism oo dan ugu jirin ayay ogtahay specially nimankiina baqanaya ee secessionist-ka. Markaa adigu mushkilada Somalia ayaad doonaysa inay iska socoto, Puntland daacad ayay katahay nabad dhulka kadhacda iyo cadaalad in lagu dhaqmo oo qofkasta si xor ah maamulkiisa wato iyadoo arimaha sare dadku kadhaxeeyaan. Waa xal macquul oo daacadnimo kudhisay sidii ay daacada ugu ahayd ineey meesha kasaarto 4.5. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2012 Qandalaawi Somalia ma fahansana qodobkan federalism mamuul qabil hala samaysto dabeedna dawlad dhexe oo aan awood lahayn ama dawlad dhexe awood leh marmba sidad rabtid. 4.5 maha wax xun hada xita laga dhigo 5.0 wa beelo wax qeybsaday sadbursi ma jiro. Imika waxad tidhi sadex sannoh hala trygereyo dalkiba kama jirto mamuul goboleedyo , marka mamuulka budhlayn laga reebo. u need more than 3 years we need to be practical. Quote Share this post Link to post Share on other sites