walaalkis Posted May 29, 2012 Xaflad si aad u weyn loo soo Agaasimay oo lagu weyneynaye sannad-guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay markii xukunka uu la wareegay Raiisal Wasaarah Itoobiya Males Zanawi ayaa manta (May 28 2012) lagu qabtay Hoteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. *Wakiilka guud ee Xafiiska ganacsiga Itoobiya ku leedahay Somaliland Brg. Gen. Berhe Tesfaye, oo halkaa ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inay xafladdan xuska ah ku qabtaan magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. “Sannadkii 1988 20kii Ginboot, markii xukunka laga tuuray taliskii Mingiste, isbadal aad u badan oo ay waday jabhada EPRDF, waxuu dhidibada u taagay nidaamka dastuuriga oo ka saleysan danaha iyo masiirka shacabka iyo qowmiyadaha kala duwan ee Itoobiya,” ayuu yidhi Brg. Gen Berhe. “Sannadkii 1988 , markii xukunka laga tuuray taliskii Mingiste,*dadaalo badan oo ay waday jabhada EPRDF, waxuu dhidibada u taagay nidaamka dastuuriga oo ka saleysan danaha iyo masiirka shacabka iyo qowmiyadaha kala duwan ee Itoobiya,” ayuu yidhi Brg. Gen Berhe. Brg. Gen. Berhe, waxa uu ka hadlay dhinaca nabadgelyada, ayaa sheegay in* “Waxa xusid mudan in Xukuumada Itoobiya* samaysay dedaalo badan oo lagu xoojinayo* dhinaca horumarka iyo nabadgelyada gudaha iyo wasdamada jaarka, sida Somaliland oo aanu walaalo nahay, oo xaqiijintooda ugu horeyso” Waxaa kaloo halkaas ka hadlay ku-xigeenka Qunsulka guud ee safaarada Itoobiya ku leedahay Somaliland Taye Tesfaye, ayaa sheegay xilligan ay u yihiin diyaar maalgashiga Somaliland, qorshaha Itoobiyauu yahay in ka samaysanayso mashruuca biyo-xidheenka ABBAY Is clear that Ethiopia is doing magnificent job. How low can maamulka somaliland get? Better off celebrating obam's inauguration. At least , he can make dreams come true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali philosopher Posted May 29, 2012 this is not surprising to me considering the whole concept of somaliland is the will ethiopia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 29, 2012 Yet, they dared to post kids celerating on the side of Ethio ruled land of somalia... Waxaan xishoon.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 29, 2012 LOL@ this thread.. A khadar don't concern yourself with "lander" and his likes. I have read enough of his posts to know that he supports the killings of innocent people in buuhodle and khaatumo regions ..Yet, he and his likes are concerning themselves with trivial things as celebrations. When they have similar ethiopian celebrations in their three cities. Kuwan waan ka yaabey ee iska dhaga tir...Umadana magalaoyinkooda u dhaafa waa hadal laga dhadhicin kari wayey. Marka iska dhaaf. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 29, 2012 You're right.. It's difficult to reason brains filled with hate........... Quote Share this post Link to post Share on other sites
ugaas Ali Posted May 29, 2012 :eek::eek::rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2012 Dhulka wala tolaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted May 29, 2012 good,ethiopia brother nation... Quote Share this post Link to post Share on other sites
ugaas Ali Posted May 29, 2012 NImco Yaasiin good as always. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted May 29, 2012 "Qabiil Waala Tirayaa" Which Qabiil is that? ....... Bariga misa Galbeedka? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 29, 2012 Ceebay tacaal! Reer Somaliland Partigii 18 May ayaa ku yaraaday iminka xitaa Amxaaradii wey la Partigareynayaan. Talking about lost identity....:o Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 30, 2012 ^^ War wa tigrayga maha Amxaarada, Amxaarada wa kuwi laga guuleystey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 30, 2012 Xaaji, artikalku wuxuu ka hadlayaa dowlada Itoobiya iyo wakhtigii uu ra'iisal wasaaruhu xukunka qabsaday. So to me Ethiopia means Amxaaro. Marka Xaaji, Ceeb caleyk sxb cimrigan ayaad idinkuna Amxaaro u Niikiyo ku bilowdeen:p Sida caadada ahi waxa ay ahayd in ay madaxda iyo mas'uuliyiinta 2da wadan ay isu diraan tahniyad ku saabsan maalinta la xusayo. Ma'aha in shacabku ka qaybgalaan xusida iyo u dabaldaga sida artikalkan ka muuqata.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted May 30, 2012 Oh no! How dare they bake a cake with Ethiopian flag on it. lool this is the least of my concern right now specially with all the senseless killing happening else where. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiimaaya Posted May 30, 2012 shameless people Quote Share this post Link to post Share on other sites