Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Ahlsuna wal jacama and Ximan iyo xeeb clash in Cadaado Galguduud.

Recommended Posts

DEGDEG Dagaal Kasoconaya Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud

28. maj 2012

 

Allpuntland

 

 

Wararka Degmada Cadaado ee Gobolka galgaduud aynu kahalayno waxaa ay sheegayaan in dagaal uu haatan kasoconaya Degmadaas.

 

Dagaalka waxaa uu udhexeeya Ciidaamada Ahlusuna iyo Ciidamada Maamulka Ximan iyo Xeeb.

 

Sida dadka deegaanka ay Allpuntland uxaqiijeen dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii ciidamada Ahlusuna ay weerareen Degmada Cadaado ismarkaana ay kahortageen Ciidamada Ximan iyo Xeeb.

 

Dhawaqa Risaasta ayaa lamaqlayaa walina waxaa soconaya dagaalka labada Dhinac .

 

Lama Oga qasaaraha Dhabta ee kadhashay Dagaalka ,manajirto Cid labada dhinac Masuuliyiintooda oo kahadashay Dagaalka.

 

Ururka Ahlusuna ayaa waxaa uu damac uu kaga jiraa inay gacanta kudhihto Degmada Cadaado oo uu ka arimiyo Maamulka Ximan iyo Xeeb.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

This is why we need a functioning Somali National Army, we can't have roaming militias using violence for political ends.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this