Xaaji Xunjuf Posted May 28, 2012 Warsaxaafadeed— Maamulka Ahlusunna Waljamaaca waxa u hakiyay ka qaybgalka Shirka Istanbul Posted by Pi on May 28th, 2012 Maamulka Ahlusunna Waljamaaca waxaa uu hakiyay ka qaybgalka shirka Magaalada Istabuul ee wadanka Turkiga ka dhacaya 31 may ila 1 june 2012. Maamulka Ahlusunna Waljamaaca ee wadanka Somalia waxay go’ansaden in ay hakiyaan ka qaybgalka shirka ka dhacaya wadanka Turkiga sababha waxaad ka akhrisaa Warsaxaafadeedka oo dhamaystiran saxiixana, wuxuuna warsaxafadeedkaan soo gaarey warbaahinta Puntlandi.com maanta. Riix halkaan si aad u akhrisato warsaxafadeedka oo dhamaystiran oona saxiixan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted May 28, 2012 If it's true, then it shows Zenawi's hand. Puntland, Galmuduug and ASWJ are just dancing to their masters tune. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted May 28, 2012 This is now more than a boycott, its what I call Turkish fever, Ahlul Sunna catches the fever. Its an organised rebellion against Turkey's involvement in Somalia it seems, perhaps something big that we don't know is cooking up, any gamblers? Quote Share this post Link to post Share on other sites