Aaliyyah Posted May 20, 2012 Qaban Qaabadii Imtixaanka Dugsiyada Oo Si Toosa Uga Socda Maamulka Khaatumo- Lasanod Online. Sunday, May 20, 2012 Taleex,(lasanod Online)- Xafiiska Imtixaanaadka ee Maamulka Khaatumo State oo xiligan fadhigiisu yahay Degmada Boocame ee Gobolka Sool. ayaa waxa ka socdo hawlo shaqo oo lagu diyaarinayo Imtixaanka Sannad Dugsiyeedka 2011-2012 ee Fasalada 8aad iyo Fasalada 4aad ee Dugsiyada sare ee Maamulka Khaatumo. Agaasimaa Guud ee Wasaarada Arrimaha Bulshada ee Maamulka Khaatumo Xassan Cali aw Yuusuf oo la hadlayay Warbaahinta ayaa Sheegay inay Xiligan diyaar gareeyeen imtixaanka Fasalka 8aad ee dugsiga Dhexe iyo Fasalka 4aad ee Dugsiyada Sare ee Maamul Goboleedka Khaatumo. Ugu Yaraan 1400 oo arday oo 400 oo kamid ah ay yhiin Dugsiyada sare Fasalka 4aad, 1000 ardayna yihiin Dugsiyada Sare faslkooda 8aad ayaa dhowaan la filayaa inay u fadhiistaan Imtixaanka kama dabaysta ah ee Dugsiyada dhexe iyo kuwa sare, sidaasi waxaa yidhi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Bulshada Maamulka Khaatumo Xassan Cali aw Yuusuf. Goobaha Imtixaankani lagu qabanayo ayaa ah 19 gobood oo ku kala yaala Gobolada Sool ,Sanaag iyo Cayn.waxana ay u qaybsan yiiin yihiin 6 goobood oo lagu qabanayo Dugsiyada Sare iyo 13 goobood oo lagu qabanayo Dugsiga Dhexe Fasalkiisa 8aad, gadiidka ka qayb qaadanaya fulinta Hawlaha Imtixaanka ayaa dhan 10 gaadhi ,Shaqaalaha .kaqayb qadanaya tiradoodu waa 100 macalin iyo Kormeer isugu jira. Magaalooyinka lagu qaaday Imtixaanka ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Bulshada ee Maamulka Khaatumo uu Sheegay inay kala yihiin Degmooyinka Buuhoodle, Boocame ,Xuddun iyo Taleex. lama shaacin xiliga rasmi ahaan imtixaankani u bilaabmayo laakiin waxa uu sheegay in Maalmaha soo socdda imtixaanka la geli doono. Dhanka kalena Agaasimaha Waaxda waxbarashada ee Wasaarada Arrimaha Bulshada Maamulka Khaatumo Keyse Cawil Ladane ayaa si ba'an u weeraray Wasaarada Waxbarasahada ee Maamulka Hargeysa oo uu ku sheegay inay Qayb ka tahay Dagaalka lagula jiro Bushada ku dhaqan Maamulka Khaatumo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 29, 2012 Xafladii Loo dhigay ardaydii Magalaada Laascaanood kadib markay galeen Imtaaxaanaadka Fasalada 8aad iyo 12aad.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 29, 2012 mashallah waa xaflad si aad u heer saresa lo agaasimay. Thanks for the update Akhadar. Inshallah waxay reer khaatumo galayaan waqti cusub oo caruurtooda ay u helayaan nasiib ee yagu ku imtixanaan imtixaano cadaalada ku saleesan oo markaas ay u helaan nasiib in ay caruurtoodu dabad ugu so barato say degaankooda iyo somaliweynba u anfacaan. Guul iyo horumar inshallah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 5, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Xaflad Loo Sameeyay Ardayda Laas Caanood Iyo Xudun ee Galay Imitixaankii Maamul Goboleedka KHaatumo State Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 5, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Ardayda Magaalada Laas Caanood oo Booqanaya Dooxada Xudun kadib Markii ee Galeen Imtixaankii Maamul-Goboleedka KHaatumo State Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 6, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Xidhitaanka Imtixaanada ee Ardayda Maamul-Goboleedka KHaatumo State Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aadan Jugle Posted June 6, 2012 'Liibaan';834041 wrote: " frameborder="0" allowfullscreen> Ardayda Laas Caanood,Buhoodle, Taleex, Widhwidh, Boocame, Xudun, Tukaraq, Kalabaydh, Saaxdheer, Dhumay, Bali Hadhac, BuuraWadal, Xalin, AwrBoogeys, Dharkeyn Iyo Dhamaan Gobolada Sool, Sanaag, Iyo Cayn oo u Fariistay Imtixaanka Dugsiyada KHaatumo State abkuu Ubilowday Imtixaanka Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of SOmalia , Qudbadihii Madaxda, & Dareenkii Ardayda & Deeganada KHaatumo Ay Kasoo Kicitimeen {Daawo} Darwiish TV - waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Habkii uu Maanta Uga bolowdeen Imtixaanaadka Maamulka Khaatumo State Gobolka Cayn gaar ahaan magaalada Buuhoodle. Waxaa siwayn u kacsanayd Shucuurtooda Dhamaan Ardayda Reer Khaatumo ee maanta nasiibka uyeeshay inay ka qayb galaan imtixaanaadka uu qaadayo maamulka Khaatumo State, ahna kii ugu horeeyay. Arinkan ayaa waxaa uu dhabarjab wayn ku noqday dhamaan Dadka warxuma Tashiilka ah ee kasoo Horjeeda horumarka isdabajooga ah. Every time i see that coat-of-arms I chuckle for some reason,Its 1920 Feburary 4th when that particaular clan was liberated from the scorge of the Devrish, how befitting the picture that was taken that day when the Tribal Forces led by Xaaji Muuse Faarax Igre stormed the hid-out of the camel pirates and liberated the modern Khaatumo folks, . How many of these kids know that image?? non , its indeed funny celebrating an image they tought to hate and even make it a coat-of-arms for their imaginary state lool it should be in the exam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 6, 2012 Aadan Jugle;839440 wrote: Iam old enough to remember the 1980's , so you can't tell me how it was i have seen your people walk with sawagger looting and jailing people because Afweyne happened to be from their clan, even your own kind admit to all those facts, read for example Born In The Big Rain or Cabdiqaadir Oromo , the literature are many , you people should atone for the sins you have commited against "somalinimo". no one benefitted how so?? even todays Khaatumo claim of Sool orginated in 1984 during the civil war , to put it as Jaamac Jengali said it then " to sandwitch" the northernes between Awdal/sool and the Sea, he Kacaan have made a social welfare for your people, the entire somali republic wealth was treated as a saving account of your clan, the Kacaan have made history for your people aand altered the old one, built statues for your people even named schools after old dead nomdas such as Wiil-waal and Raage Ugaas. 90% of all power was alloted to your kind out of sheer clanism, So what?? they are a patriots who love their country unlike your people who robbed the entire somali nation and fled to Utanga Aadan Jugle;839444 wrote: Every time i see that coat-of-arms I chuckle for some reason,Its 1920 Feburary 4th when that particaular clan was liberated from the scorge of the Devrish, how befitting the picture that was taken that day when the Tribal Forces led by Xaaji Muuse Faarax Igre stormed the hid-out of the camel pirates and liberated the modern Khaatumo folks, . How many of these kids know that image?? non , its indeed funny celebrating an image they tought to hate and even make it a coat-of-arms for their imaginary state lool it should be in the exam Your hate for KHaatumo People has no limits. My advice to you is don't worry and don't talk about Khaatumo people and Khaatumo State. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aadan Jugle Posted June 7, 2012 Liibaan, Tell me what does that coat-of-arms celebrates?? your liberation or not?? its 1920 Feburary 4th the day the fort was taken and all of the images of people and horses and camles in that image are the Tribal Forces led by Xaaji Muuse Faarax Igre , so who you are remembering with that image?? And finally do you folks teach your kids that golorious day of your liberations from the yalk of Dervishism. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 7, 2012 Aadan Jugle;839465 wrote: Liibaan, Tell me what does that coat-of-arms celebrates?? your liberation or not?? its 1920 Feburary 4th the day the fort was taken and all of the images of people and horses and camles in that image are the Tribal Forces led by Xaaji Muuse Faarax Igre , so who you are remembering with that image?? And finally to you folks teach your kids that golorious day of your liberations from the yalk of Dervishism. Why do care about Khaatumo's coat-of-arms and the glorious Daraawiish/KHaatumo History? Your hate for KHaatumo people has no limits, and at the same time you like talking about Khaatumo people and their history. As I said don't worry and don't talk about KHaatumo/Daraawiiish history. Focus on your somaliland and your snm history. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aadan Jugle Posted June 7, 2012 Liibaan, I feel sorry for the childern you teach daily the fantasies of the "derbish myth" recently the chairman of education of Sool was lamenting how the Khaatumo kids perferes the myth of "dervishim" to the reality of somali history, keep teaching your childern they use to be super men back in the days, but for gods sake images like coat-of-the-arms makes your people look dimwitted and pathatic. Iam glad you folks at last are clebearting the real history of your liberation day..Feburaray 4th 1920. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 7, 2012 Aadan Jugle;839476 wrote: Liibaan, I feel sorry for the childern you teach daily the fantasies of the "derbish myth" recently the chairman of education of Sool was lamenting how the Khaatumo kids perferes the myth of "dervishim" to the reality of somali history, keep teaching your childern they use to be super men back in the days, but for gods sake images like coat-of-the-arms makes your people look dimwitted and pathatic. Iam glad you folks at last are clebearting the real history of your liberation day.. Feburaray 4th 1920. I remember the Queen's coronation extremely well. In fact, I remember the coronation of her father King George VI [in 1937]. My uncle attended the ceremony in London. During the coronation of Queen Elizabeth there was a huge celebration in Hargeisa. The whole town was practically shut down and lots of congratulatory telegrams were sent. I still remember that wonderful day . I have been to London twice but unfortunately I didn't meet the Queen on either occasion. I liked the British a lot , mainly because they brought peace to our land. When they first arrived, the clans were at each other's throats. We were killing and fighting each other, and the British put a stop to it. :D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 7, 2012 Aadan Jugle;839476 wrote: makes your people look dimwitted and pathatic. Anuu reerkaaga waxba kama sheegayo, adna waxaan kula talin lahaa cadaawada aad u heyso shacabka KHaatumo iska jooji. Aadan Jugle;839476 wrote: Iam glad you folks at last are clebearting the real history of your liberation day..Feburaray 4th 1920. We celebrate the independence days, when our country Somalia gained freedom July 01 & June 26. No honorable human being celebrates the occupation day [FEB 04], and no country in Africa, Asia and South America celebrates the day European colonialists invaded their country. KHaatumo Region under British Colonial occupation between Feb 04, 1920 and June 26, 1960. For more 20+ years, Daraawiish Mujaahidiin /freedom fighters were defending their ancestral land from European colonialists. It was not easy for European colonialists to inavade and occupy KHaatumoland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aadan Jugle Posted June 7, 2012 Liibaan, In every book written by the British your clan was loyal to the union jack, only in 1974 the myth of anti-gaalo was created thanks to Aw Jaamac Cumar Ciise and Afweyne. As far as this snile old man 1955 is no history what happened then is well recorded and we know of no clebration for the queen cornation by the then the British were getting kicked out he is free to celebrates in his own house maybe he celebrated Afweyne wars too in Hargasa he was allied with your kind, not us. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 7, 2012 Liiban, keep those amazing posts and videos coming. Mashallah Khaatumo State guul iyo horumar Quote Share this post Link to post Share on other sites