Somalia Posted May 20, 2012 Maamul goboleedka Khaatumo ayaa sheegay in hadda wax qorshe ah ugu jirin in wada hadal la galaan Dowladda Puntland. Sarkaal ka tirsan maamulka Khaatumo oo la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in haba yaraate qorsheynin in wada hadal la galaan iminka Puntland isagoo ku baaqay in ay wanaajiyaan derisnimad,siduu sheegay. Wuxuu tibaaxay in maamulada Puntland iyo Somaliland ay caqabad ku yihin jiritaanka maamulka Khaatumo,balse waxaa uu muujiyey in maamulkooda uu ku yimid rabitaanka dadka ku dhaqan gobolada la isku yiraahdo SSC. Hadalka masuulkaan ayaa yimid xilli dhowaan Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga Puntland Eng.Maxamed Faarax Aadan uu sheegay in diyaar u yihin in wada hadal la galaan Maamulka Khaatumo haddii diyaar yihin. Dowladda Federaalka ayaa bishii March ee sanadkaan maamul goboleed u aqoonsatay Khaatumo oo bishii Janaayo looga dhawaaqay degmada Taleex ee gobolka Sool. Bosaso Press ________ Suit yourself. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AsadSL Posted May 20, 2012 Maamul goboleedka Khaatumo:confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted May 20, 2012 That's why we need the central government so that we can put to bed this regional encroachments. My advice to the parties concern is to leave open the door for dialogue at all times. Somalia cannot afford regional cold wars. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AsadSL Posted May 20, 2012 But where is Maamul goboleedka Khaatumo Border village of Buuhoodle? and Taleex? Quote Share this post Link to post Share on other sites