Somalia Posted May 18, 2012 http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2012/05/chapters-1-15-new-draft-only-with-table-plus-space.pdf Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 18, 2012 It's not bad a few tweaking here and there.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Positive Posted May 19, 2012 Hadduu sax yahay nuqulkan khaladaad badan oo xagga qoraalka af-soomaaliga ah ayaa ka muuqda. Saxniin dhinacyo badan khuseeya ayuuna u baahan karaa. Tusaale.. Qodob ay indhahaygu aad u qabteen waa kan 7aad - Dhulka Dawladda Waxaa habboon in la yiraahdo: Dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya ama Dhulka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Soomaaliya Wuxuu sii oranayaa qodobkaasi: Gobanimada Jamhuuriyadda Soomaaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyadda Somaaliya oo idil, oo ay ku jiraan berriga, badaha, jasiiradaha iyo uurkooda hoose, hawadooda Sare iyo geyi-qaaradeedka iyo dhul iyo biyo-goboleed kasta oo ku soo biira Jamhuuruyadda Somaliya, si waafaqsan sharci uu Baarlamaanka Qaranku ansixiyo. Marka la yiraahdo ' uurkooda hoose' jasiiradaha keliya ayuu hadalku khusayn karaa haddii qoraalka qaabkaas loo daayo. Waxaan u qori lahaa sidan. Jamhuuriyadda Soomaaliya ee xorta ahi waxay ka kooban tahay dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo idil oo ah berri, bad iyo jasiirado oo ay weheliyaan dhammaan wixii intaas uurkooda hoose ku jira iyo wixii dulsaaran; waxaa kale oo weheliya dhammaan hawadooda sare, geyi-qaaradeedka( ma fahmin eraygaas), dhulka iyo biyo-goboleed kasta oo ka mid ah Jamhuuriyadda Soomaaliya ama sharci caalami awgeed ku soo biira Soomaaliya.-si waafaqsan sharci uu Baarlamaanka Qaranku ansixiyo. Wax badan ayeynu sixi karnaa haddii halkan nuqul lagu soo dhejiyo oo kadina aynu dood ka furno. Toosiye2. - Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted June 2, 2012 First time of my life discovering the Constitution of Somalia. It's not that hard to understand though Quote Share this post Link to post Share on other sites