Sign in to follow this  
General Duke

Hargaysa: Siilanyu failures ruin 18 May secessionist celebrations....

Recommended Posts

18-KA May Oo Markii u horaysay aan Hargysa laga wada xusin, Siilaanyo oo sabab u ah

 

Written by Qaran news **

May 18, 2012 at 07:15 AM

Hargysa,(Qaran news)- Waxa maantabka dhacday magaalada Hargysa fadeeaxd aad u xun oo aan marna laga filayin in ay ka dhacdo caasimada Somaliland waxa maanta laga xusay uun 18-ka May madaxtooyada iyo xaafadaha ku hareeraysan iyada oo daquudka dalka ka taliye ee Siilaanyona uu beerta xoriyada uu kala hadlay dadweyne aan aad u tiro badnayn, waxana sameecad lakeenay gooboka baxsan beerta xoriyada kuwaasi oo dhamaantood haawnaayay oo aan dadkii la filaayay ayna ka soo qayb galin.

 

Waxa aan gabi ahaanba aan laga dabaal degani bariga iyo koonfurta caasimada, mar aanu xaafdahaasi tagnayna waxa ay dadku noo sheegeen in ay wali geeriyaysanyihiin oo Siilaanyo uu 18-ka May uu dhiigood ku maydhay oo uu dumar iyo ciyaal laayay isla markaasina tacsidoodii loo fadhiyo, taasi macanaheedu ma aha ayay yidhaahdeen in aanu ka soo hor jeedno Somaliland ee waanu geeriyaysanhay ayay nagu yiodhaahdeen mar aanu tganay xaafadaha Ne Hargysa iyo qudhac dheer ee bariga iyo koonfurta Hargysa ka tirsan.

 

Waxa ay dadku noo sheegeen ina y soow wadaan kacdoono horleh oo ay iskaga caabin doonaan dawlada musuq maasuqa iyo dilka dalka ku soo kordhisay ee boobka ku haysa hantida umada iyo bariiskii mucaawimada loogu keenay.

 

 

La soco wararka oo dhamaystiran dhawaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Generaalka iyo Qaqran beenalaa heshiis noqday halkan daawo waxaad soo galisayna mar labaad akhri.

 

Beentu lug qudhoo la qabto ayay leedahay.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this