A_Khadar Posted May 18, 2012 Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Olole Nadaafadeed oo Balaadhan Ayna ka qayb galeen Maamulka Khaatumo State , Ururda Ka howlgala Gobolka Cayn , Iyo Dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada. Olahan balaadhan ee Qashin gurista ah ee Laqabtay maanta ayaa Ku beegan Maalin loo Asteeyay In La xuso Maalinta Nadaafada Gobolda Sool Sanaag iyo Cayn kuna Aadan 18 bisha may ee aynu ku guda jirno. Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa Qayb wayn ka qaadanaysey ololahan balaadhan ee maanta ka dhacay gudaha magaalada waxaan qashinka laga soo daabulayey , Wadooyinka waawayn ee Magaalada, Suuqyada ganacsiga & dhamaan xaafadaha kala gedisan ee ay ka koobantahay magaaladu. Kayse Maxamed X Cali Maayarka degmada Buuhoodle ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia ayaa ugu horayn War fidiyeenada uga warbixiyey ololahan balaadhan ee Maanta kasocda gudaha Magaalada Buuhoodle. Waxuuna ku dheeraaday inay Ka Maamul ahaan Si joogta ah uxisidoonaan maalintan loo Asteeyay Nadaafada gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn. Sidoo kale Shacabwayna Qaybta wayn ka qaadanayey Maalinta nadaafada Gobolkada Ssc Ayaa iyaguna Dareenkooda Kawaramay. waxayna sheegeen inaysan marna Raali ka ahayn in lakalagooyo dalka Soomaaliya Islamarkaan uu Reer kamida 5 Qabiil ee dega gobolada waqooyi uu yidhaahdo maamul madax banaan Ayaan Ahay. Ardayda Gobolka Sool ee kusugan Gudaha magaalada Buuhoodle ayaa Iyagun dhankooda Siwayn uga Qayb qaadanayey Xuska maalinta Nadaafada deegnaadada khaatumo State. Kadib markii Dhamaan wadooyinka waawayn ee Magaalada iyo dhamaanba xaafadaha kala duwan ee ka koobantahay Magaalada Buuhoodle ay gaadiidku kasoo daabuleen Qashinka ayaa Waxay udhaqaaqeen Meel si aada magaalada Ugu baxsan halkaas oo loo asteeyay in lagu gubo Qashinkaasi. waxaxan Gaadiid oo boqolaal dadwayna ah saar naayeen Galibinayey Cutubyo ka tirsan ciidamada Maamulka Khaatumo State. Maamulka Khaatumo State ayaa Siwayn uga Qayb Qaatay Ololahan Waxayna noqonaysaa markii ugu horaysay oo Maamulku uu shacabkiisa Laqaybsado Xuska Maalinta Nadaafada Gobolda Sool, Sanaag iyo Cayn. Maaha markii ugu horaysay oo sidan looga xuso magaalada Buuhoodle iyo Qaybo badan oo kamida gobolada Sool Sanaag iyo Cayn maalinta loo asteeyay Nadaafada Goboladasi waxayna Kusoo id laatay Jawi aad uwanaagsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 18, 2012 LOL ar meeshaan dhibaa la,isku hayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 18, 2012 Great stuff maalin sidan u qaali ah wa muhim nadafada dalka qeybo dalka na si xawli ah ba loo nadiifinaya muwadinin iga dhe reer Buhoodle. " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 18, 2012 A_Khadar;831575 wrote: Ciidamadu wa wajiib iyaguna inay doorkooda ka ciyaaraan waleh meeshi daahirtay:D Quote Share this post Link to post Share on other sites