Sign in to follow this  
Dr_Osman

All Somali Leaders Hauled In To Addis Ababa And Put On Trial For They're Anti Puntlandism

Recommended Posts

Dr_Osman   

Friday, May 18th, 2012 at 04:03 pm

Madaxweyne Caali Oo U Ambabaxay Addis Ababa

 

Gaalkacyo (RBC) Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta u amababaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, halkaas oo uu kaga qeybgali doono shirka saxaaxayaasha Roud-Mapka, oo kala ah, DKMG ah, Puntland, Galmudug, Ahlu Sunna, UNPOS, iyo hey’addo kale.

 

Madaxweynaha ayaa bixitaankiisa wax hadal uu siinin saxaafadda, waxana horey u raacay qaar ka mid ah golaha wasiiradiisa iyo xubno ka soo raacay magaalada Muqdisho oo dhawaan uu ka soo laabtay.

 

Madaxweyne Caalin ayaa ka qeyb galaya shirka toddobaadka soo socda ka dhacay magaalada Addis Ababa oo looga hadlayo waxyaabaha ay ka mid tahay dhaliilo ay soo jeedisay Puntaland oo ku aadan qaabka hadda uu socda dastuurka loo sameenayo Soomaaliya.

 

Waxa hadda magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ku sugan wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Puntland C/Raxmaan Faroole kaa oo tagay dalka Hindiya.

 

Madaxweynaha maamulka Puntland waxa uu sheegay in dastuurka Soomaaliya loo sameenayo ay dhaliilsan yihiin siddaas darteedna ay kala soo baxeyn ergadii uga qeyb galeysay Puntland shirka odayaasha dhaqanka ee ka socda Muqdish.

 

Maamulka Galmudug ee ka arrimiya qeybo ka mid ah gobalka Mudug, waxa madaxweynahooda uu khilaaf kala dhexeeyaa qaar ka mid ah baarlamaanka Galmudug, kuwaas oo hadda isku khilaafsan xilka uu hayo.

 

Dhawaan waxa lagu wadaa in Galmudug ay ka dhacdo doorasho madaxweyne, waxana dadka isku soo tagay ka mid ah Cabdi Cawaale Qeybdiid oo horrey u ahaa qabqable dagaal, Taliye Poolis iyo Wasiir DKMG ah.

 

RBC Radio

 

————————-

 

Xafiiska Wararka Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Xaaji Xunjuf;831496 wrote:
anti Puntlandism waleh meeshu way so walanaysa:D

 

intay Somali marba Addis u ordayaan xalku ma dhowa

Puntland concerns are heard by powerful players!!! Cuz Puntland is the stakeholder no 1 of Somali people

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

They're is 36 articles that need urgent attention to get the blessing of Puntland or else no constitutional talks will happen!!! And Xaji as far your khat ridden soo-daalay-land administration it will continue to be isolated untill we gives you our blessing and remove you from oblivion. No nation will dare look at you because Puntland has shunned you and noone wants to get on Puntland wrong side its political suicide

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;831500 wrote:
They're is 36 articles that need urgent attention to get the blessing of Puntland or else no constitutional talks will happen!!! And Xaji as far your khat ridden soo-daalay-land administration it will continue to be isolated untill we gives you our blessing and remove you from oblivion. No nation will dare look at you because Puntland has shunned you and noone wants to get on Puntland wrong side its political suicide

:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this