Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Cali Maxaa xuseen former waaliga gobolka Banaadir ee Al shabaab oo qiray dembiyada uu galay + Cod

Recommended Posts

lol anybody who remembers his funny speach '' ruusha iyo USA baan tageynaa ciyaalkana waa jihaadayaan'' hahah hadana meel cidla taagantahay ar caliyoow shalaaaay iga dheh

Share this post


Link to post
Share on other sites

as cl wr, dhammaan ummadda soomaaliyeed !

 

salaam ka dib, waxaan rabaa in aan u caddeeyo ummadda soomaaliyeed in aan ka mid ahay dadka ay wax yeellada ka soo gaartay qaab dhaqanki xooxdi al-ashraar al-mufsidiin.

 

gaar ahaan axadkan meesha looga faalloonayo.

 

aniga uma hadli karo dhibbanayaasha kale (the other victims), balse waxa aan is weyddiiyaa keebaan raacaa dareenkeyga iyo cagligeyga.

 

gafafka uu geystay axadka isaga iyo kooxdii uu ka mid ahaa amaba yahayba, jariimooyinkaas maaha kuwa lagu cabbiro karo erayo.

 

waxaa xaq ah asxaabul xuquuqa uu godobtaas ka galay in ay yihiin dadka qaanuuniyan xaqqa u leh in ay u raacdaan godobtaas ama ay ka cafiyaan.macnaha hey’ad guud ama mid gaara oo xaq u leh ka cafinta eedahaas ma jirto, oo aan ka aheyn dhibbanayaasha.

 

Haddii aan u soo laabto ujeedkeyga, waxa waxa uu yahay;

 

Dareenkeyga/wadnaheyga waxa uu i leeyahay;

 

sidee ku saamixi kartaa nin jariimooyinki uu ummadda soomaaliyeed ka galay ay mid tahay in uu soo quftay qabrigii aabbahay sheikh mxyiddiin celi raxmatullaahi calal waalid iyo mashaa’ikhda kale ee ummdda soomaaliyeed bogga taariikhdooda aysan ugu qorneyn wax aan aheyn wanaag.

 

Mashaa’ikhdaas waxa ay mudnaayeen ugu yaraan in aan u duceyno illeyn ma karnee abaal-marintooda.

 

من صنع إليكم معروفا فكافئوه فإن لم تجدوا ما تكافئونه فادعوا الله له حتى تروا أن قد كافأتموه.

 

رواه ابن حبان.

 

Mashaa’khdaas ma’ aysan la’ iman sabab ay ku mutaan qaab-dhaqankaas.

 

Axadka maanta laga hadlaayo , la’ isaga sheekeyn maayo eedaha uu geystay.

 

Aabbahey sheikh mxyiddiin celi ma jirin gef uu si’ gaar uga galay kooxdii qofatay qabrigiisi ee uu hor-joogaha ka ahaa axadkan.goofna ugama jirin.

 

Intaas waa waxa wadnaheyga is weyddiinayo oo uu igu tir-tirsiinayo ma waxaa cafin mudan qof ama koox sidaas ula dhaqantay mawtadii?!!.

 

Balse caliga iyo imaanka waxa ay taagan yihiin mawqif kaa ka duwan waa marki si’ miir-qab loo waajaho arrikan.

 

Caqligeyga iyo iimaankeyga waxa ay leeyihiin; magacyada ilaahey waxa ka mid ah; al-cafuww oo ka dhigan macna ahaan ku dhowaad ilaah waa midka cafinta badan

 

waxa uu igu leeyahay cagligeyga ;cafinta looma baahna waqtiga la faraxsan yahay ee waxa loo baahanyahay amaba loomagan yahay cafinta marka ay naftu la il-daran tahay ciilka iyo murugada waana waqtiga uu cafisku ugu waxtarka badan yahay.

 

Caligu waxa kaloo uu leeyahay; laheyste ha’ u noqon taariikh hore.

 

Adduunyo sabar laga waayey, waa aakhira janna laga waayey.

 

Waxaan rabaa in aan u sheego ummadda soomaaliyeed ; aniga ilaa hadda maanan qaadan go’aan oo talada kaligey igama go’do.

 

Dhammaan reer sheikh mxyiddiin celi rag iyo dumar ayey igala dheceysaa.

 

Waxaansa ku qanacsanahay in xaq-soor allaah uu ka baaxad weyn yahay kan bani’aadam.

 

Maalinkeeda ayaan la sugayaa qaddiyaddan iyo mawqifka aan iska taagayo.

 

a sincere com-patriot.

 

abdirahmaan sheikh m’diin eli.

 

e-mail:eliyow@hotmail.com

 

cellphone:+467 044 507 82.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

I think TFG wants to win the propaganda war and will accept these types of defecations and publicize them. It's in the interests of the country at this stage too.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;831280 wrote:
I hope Al shabaab or the TFG kills him mööryaan indho xun markii sheekadii ku cuslaatay ayuu saan isu bedelay yaah Munaafaq kadaab

Oba saas ha dhihin sxb. we need to welcome him with open arms and show them that we are not vengeful, then we will encourage more defections to the government.

 

War maadeey lama arag dhawaanahan sidii Dhuusamareeb loo qarxiyay, taloow ma kii isqarxiyaa? you never know.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;831294 wrote:
its true sxb i know this guy we are very closely related, and the fact is this guy was never a sheikh, he use 2 chew Khat at my uncles house

lol

This guy always looked he had TAQSIIN in his mouth.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;831306 wrote:
Moonlight dadka maskaxda laga siray ayaa laso dhaweeyn rehabilition ayaa la siinaa, laakin madaxda shabaab toogasho ay mudan yihiin

sxb hadaad rabtid in dagaalka soo afjarmo waxaa lakala jabiyaa cadowgaaga oo loo carab laalaadiyaa inay kugusoo biiraan, haddii kale nin walba oo sarkaal shabaab ah wuxuu isleeyahay hadaa shabaab ka tagto dhanka dowladda waxaa kugu sugaayo in lagu toogto, taasna wexey keeneysaa in dagaalka sii daba dheeraado, naf badan iyo maal lagu bixiyo. Qol haddaa mukulaal careysan kusoo xirto oo aad ul u qaadato maxaa dhacaayo? marka waxaan ka wadaa ninkii kasoo goosanaayo soo dhawee si ay saaxiibadiis ugu daydaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

Haa fikrad xun maha waa runtaada laakin nimankan heer baxsad ay taagan yihiin meeqa laala hadlay, sheikh shariif personally ayuu wici jiray ragga mucaaradka sida xassan daahir,rooboow, iyo rag farabadan iyaga diiday..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this