Carafaat Posted May 17, 2012 Wafdigii uu hogaaminayey Madaxweyne Faroole oo gaarey Adis ababa Posted by Pi on May 17th, 2012 Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdigii u hogaaminayay oo soo gabagabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee ay ku joogeen Hindiya ayaa maanta soo gaarey Adis ababa. Madaxweynaha iyo wafdiga la socda ayaa maalmahaan joogi doona Adis, faahfaahinta warkaan kala soco qaybaha dambe ee wararkayaga Puntlandi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 17, 2012 Che, what do you think of Zenawi getting involved in Somali constitution? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 17, 2012 Is it time for the annual migration already? When will Sharif and Abdiweli be going Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 17, 2012 I hope they dont go to Addis and take a stand. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 17, 2012 Carafaat;830994 wrote: I hope they dont go to Addis and take a stand. They never go to Addis and take a stand. Wax fahan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 17, 2012 But Faroole seems to be getting desperate. He must've seen something in the constitution that seriously limits his power Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 17, 2012 Waxa ayaan daro ah Somali inay is amini weydo oo ay xabashida aminaan goorma sida loo duloobay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 17, 2012 sxb, this time is diffrent. there is no real disagreement. Faroole stands alone even Duke supports the new constitution. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 17, 2012 Xaaji, wax saas u weyn ma'aho. Waa nin daad qaadey oo xumbo cuskay un Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted May 17, 2012 The sad thing is nothing will be solved there.What a shame! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 17, 2012 allow sahal! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted May 17, 2012 This is disgrace! Somalis should solve their differences in their own yard. I don't know what Faroole's motive is but he's wrong on this. I say to him come down to Mogadishu and face the music. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 17, 2012 Xaaji Xunjuf;830997 wrote: Waxa ayaan daro ah Somali inay is amini weydo oo ay xabashida aminaan goorma sida loo duloobay. waryee xaaji, siilaanyo markuu Addis joogay february ee uu ka dacwoonayay khatumo, ayaan darro ma aadan ku sheegin ee sidey wax u jiraan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 17, 2012 MoonLight1;831136 wrote: waryee xaaji, siilaanyo markuu Addis joogay february ee uu ka dacwoonayay khatumo, ayaan darro ma aadan ku sheegin ee sidey wax u jiraan. hore waan u sheegey xita siilaanyo iyo Cali khalif inay addis ku ordaan oo loo wada heshiyo wa ayaan daro wana meel ka dhac waan sheegey baan filaya few months ago. Quote Share this post Link to post Share on other sites