Saalax Posted May 15, 2012 Gadiid ay leedahay hay’adda Save The Children oo lagu dhacay duleedka degmada Isku-shuban Gaadiid ay leedahay hay’adda Save the Children ayaa lagu dhacay meel u dhow degmada Isku-shuban ee gobolka Bari. Gaadiidkan oo ay tiradoodu 2-tahay ayaa koox Burcad ahi waxay ka qabsadeen tuulada Biikey oo Isku-shuban 30km u jirta. Dableyda gaadiidkan qabsaday ayaa rasaas oodda kaga qaaday shaqaalihii labdaas gaari la socdey oo ay tiradoodu 10 qof tahay. Waxayna intaas kadib gaadiidkan oo ah nooca Landcrusier gaar ahaan kuwa ay soomaalidu Laylo-calaawida u taqaan la aadeen dhinaca xeebta. Duqa degmada Isku-shuban oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in kooxda dhacda kaysatey ay yihiin Burcad-badeed. Wuxuuna intaas ku daray inuu socdo dadaal ku aadan sidii gawaaridaas loo soo celin lahaa kaasoo ay wadaan odayaasha iyo waxgaradka deegaanka. Ma ahan markii ugu horeyey ee qaar kamid ah gaadiidka hay’adaha samafalka lagu dhaco deegaano hoos taga degmada Isku-shuban. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 15, 2012 http://horseedmedia.net/2012/05/15/gadiid-ay-leedahay-hayadda-save-the-children-oo-lagu-dhacay-duleedka-degmada-isku-shuban/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 15, 2012 Pirates on shore doing their daily activities. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 15, 2012 Tragic incident, no one has been killed and culprits should be brought to justice. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 15, 2012 Xaaji Xunjuf;830296 wrote: Pirates on shore doing their daily activities. Indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted May 15, 2012 Salaax do you mind translating this into English for us bro? I would love to share your article with others~ Quote Share this post Link to post Share on other sites