Showqi Posted May 15, 2012 Ilaahay ha u naxariisto geesiyaashii SYL. Dadaalkoodii iyo tacabkoodii inaga (including me and you) ayaa ka dhignay hal bacaad lagu lisay, dalkii iyo dadkii ay u soo halgameen maanta weynu aragnaa Xabashi, Kenyati, Ugandheys, Burundi, terrorist, budhcad-baddeed, iyo caloshooda u shaqeystayaal ayaa shax ku dul ciyaaraya. Wadankii (Soomaaliya) ee halka madaxweyne lahaanjirayna maanta waxaa ka talinaya in ka badan shan madaxweyne kuwaas oo wadankii iyo shacabkii u kala qayb qaybiyey gobol gobol. SYL waxay farxi lahaayeen hadii ay maanta arki lahaayeen ummadda Soomaaliyeed oo mideysan aayahooda iyo mustaqbalkoodana ka tashanaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites