Macallinka Posted May 29, 2012 Dee filaarta Abwan bay ku socotay oo si gooni ah baan u waydiiyay laakin hadaad rabtid inaan sual ku waydiiyo waxaan ku waydiiyay diraca bacwaynta ah iyo kan Baljamka ah keebaa fiican ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted May 29, 2012 Macallinka;835945 wrote: Dee filaarta Abwan bay ku socotay oo si gooni ah baan u waydiiyay laakin hadaad rabtid inaan sual ku waydiiyo waxaan ku waydiiyay diraca bacwaynta ah iyo kan Baljamka ah keebaa fiican ? Uma eeka inaad i fahamtay waxaan u jeeday. Waxan ku leeyahay halkan aad su'aasha soo bandhigtay waa "public forum". markaa qofka ay su'aashaasi ku socotay ma aha muhiim waayoo haduu qof kale, oo "public forum" ka ku jira, uu arko su'aasha oo damco inuu fikradiis ka bixiyo, taas waa ikhtiyaarkiis. Malaa sidaa adigu umaad fahamsanyn lakiin waanigan Macallinka kala baray. Hadii aad doonaysid inaad Abwaan wax idinka idiin gaar ah kala hadashid PM feature ka isticmaal, oo dadka ha ku xeyraamin hadii ay su'aasha fikradooda ka bixiyaan, xitta hadii aad hiddo u leedahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted May 29, 2012 Ok wan gartay Marka raali noqo inshallah . Habeen wacan sxb , kinda late where I am. Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted May 29, 2012 Nothing fights crankiness like a good dose of sleep Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 30, 2012 Macallinka;835945 wrote: Dee filaarta Abwan bay ku socotay oo si gooni ah baan u waydiiyay laakin hadaad rabtid inaan sual ku waydiiyo waxaan ku waydiiyay diraca bacwaynta ah iyo kan Baljamka ah keebaa fiican ? macallinka, diraca cayaarta hallaga daayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted September 6, 2012 Got this from another forum. :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted September 6, 2012 Manshallah some good progress is being made. Quote Share this post Link to post Share on other sites