Abwaan Posted May 29, 2012 gooni;835790 wrote: Elmen ma soomaali buu ahaa? lol..Elman Cali Axmed Ma dhalasho kale ayaad ku maqashay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2012 Abwaan;835711 wrote: Maxaad ula yaabi meel walba siyaasiga cidda ayaa loogu magacdarayaa gegida diyaaradda ee ku taal Hargeysa waa Cigaal (AUN) soo maahan? Toloow Burco iyo Berbera yaa loogu magacdaray? Goormaan arkaynaa Soomaali shakhsiyaad wanaag ummadda taray sida AUN kulligood Elman, Maxamuud Cawaale Liibaan, Timacadde, Afqallooc, Sh.Aadan Sh. C/llaahi arkaynaa? Waa yaab. Kuwii Soomaaliya burburiyey oo dhibkaan iyo halaagga na baday baan ugu abaalgudeynaa in meelihii bilicda lahaa loogu magac-daro (Marka laga reebo Aadan Cadde AUN). By the way waan soo dhaweynayaa gegida diyaaradaha ee Caabudwaaq laga taagey. Cismaan Caato toloow lacagta laga siiyey inuu ku xaar-xaaro meeshaan muxuu ku samayn doonaa? Berbera airport Lixle international airport Burco Sh bashir international airport Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 29, 2012 Xaaji Xunjuf;835797 wrote: Berbera airport Lixle international airport Burco Sh bashir international airport lol....Bal Lixle iyo Sh. Bashiir taariikhdooda na bar! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 29, 2012 Xaaji, Sh Bashiir la garay, laakiin who the heck is Lixle? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2012 Abwaan;835801 wrote: lol....Bal Lixle iyo Sh. Bashiir taariikhdooda na bar! Sheikh bashiir sheikh Yusuf wuxu ah wadaad reer burco ah ooh ingriiska la dagaalami jiray quraanku u dhigi jiray yaryarka berigi danbe col bu kaxaystey oo saldhigyaasha Ingriisku ku laha gobolka togdheer iyo gobolka sanaag bu weerari jiray. Maxammad xaashi diiriye Lixle wuxu aha Ragi ugu firfircoona xiligi halganka dibu xoreynta Somaliland wuxu aha ninki jeelka mandheera jabsaday in 1983 wa ninki dagaalki burco duuray galay nin aad u adag bu aha , labada ba allah ha u naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 29, 2012 Aamiin Ilaah ha u naxariisto. Bal ka warrama haddii sidaan ay ku sii socoto? Maxaa la fili karaa? Ayraboorka/gegida diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb soo loogu magac-dari maayo = G/le Sare Shabeel. Guriceel = Cabdi Waal Ceelbuur = Qanyare Gal-Hareeri = Xaaraan-ku-naax:D What a name! Balcad = Muuse Suudi Hobyo = Cismaan Caato Cadaado = Furux Beledweyne = Jeelle Jowhar = Maxamed Dheere Garoowe = Faroole Marka = Gen. Indhacadde Kismaayo = Col. Cumar Jees Baydhabo = Col. Shaati-guduud Baardheere = Col. Barre Hiiraale Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 29, 2012 ilaahay ha u naxariisto labadaba. Laakiin Lixle miyaan la odhan karin wuxuu ahaa warlord? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2012 Lool@ Abwaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2012 Showqi;835811 wrote: ilaahay ha u naxariisto labadaba. Laakiin Lixle miyaan la odhan karin wuxuu ahaa warlord? Maya wuxu aha Halgama, Somaliland xus baba lo sameyey maalinta shuhadada manad ogayn, ninkasu doorweyn bu ka qatay Halganka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Siyaasi Posted May 29, 2012 helloo. ma lay maqlaa jamaacooy. testing testing, kow laba kow laba. waa siyaasi oo cirka ka soo dhacay. are you receiving guys. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 29, 2012 Abwaan, ceeb caleyk waxaad iloowday Amiir Godane iyo General Morgan... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted May 29, 2012 Siyaasi;835815 wrote: helloo. ma lay maqlaa jamaacooy. testing testing, kow laba kow laba. waa siyaasi oo cirka ka soo dhacay. are you receiving guys. Lol, loud and clear, over! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 29, 2012 Siyaasi;835815 wrote: helloo. ma lay maqlaa jamaacooy. testing testing, kow laba kow laba. waa siyaasi oo cirka ka soo dhacay. are you receiving guys. Magacagu wuxu u eegyahay Siyaad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 29, 2012 Siyaasi;835815 wrote: helloo. ma lay maqlaa jamaacooy. testing testing, kow laba kow laba. waa siyaasi oo cirka ka soo dhacay. are you receiving guys. loud and clear................Bal barashutkii ha iloobin in aad furato inta aanad dhulka soo gaadhin...:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 29, 2012 Showqi;835816 wrote: Abwaan, ceeb caleyk waxaad iloowday Amiir Godane iyo General Morgan... Istaaqfurullaah wixii dembi ah. Thanks for the correction Showqi, wixii aad illowdo ee kaa maqan Ilaah baa walaalkaa xasuusiya. lol...Morgan ma illaawin ee Cabdi-Bilaha meel aan ku dhejiyo ayaan waayey...Kan Godane kaba daran, Labaduba carcarar bay ku jiraan ee haddii ay meel qabsan lahaayeen, sida dadkaan soo sheegay waan siin lahaa, teeda kale ma aqaan tuulooyinka ay ka soo jeedaan:D. Liiska anigu waan billaabay ee meeshiisa hallaga sii wado! Quote Share this post Link to post Share on other sites