Gheelle.T Posted May 15, 2012 ^That's whom I thought the airport was named after. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 15, 2012 It's a good development, if they want to name the airport after the late Presidnet the. Why not. Well done to reer Cabudwaaq they are working hard as of late. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted May 15, 2012 True they are working hard and the airport however small is good develpoment. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted May 15, 2012 Here to hoping that air field one day lives to its name, one of the seminal figures of the Somali people.... they should have waited for kismaayo or baido or beledwein or something sense Mogadishu, Hargeisa, and Galkacyo are taken. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiimaaya Posted May 15, 2012 good plus the sand is beautiful i bet there is oil there too.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 15, 2012 Marxuum Max'ed Siyaad Barre markuu noolaaba dadka Soomaaliyeed wuu kala xishoon jiray in uu meelo iskugu magacdaro ama taalooyin dhisto ama lacagta isku sawiro. He was the only madaxweyne in Afrika or perhaps world wide oo militari ahaa oonan lacagta dalkiisa isku sawirin, iskuna magacaabin garoonka magaalo madaxda, oona dhisan taalo u eg. Intaas waxaa u sii dheer malaayiin doolar keyd Swiss ah ma dhigan. Hal gurina Xamar kuma lahayn ka ahayn kuwa xaasaskiisa dowladda lahayd. Beero kuma lahayn Shabeellooyinka iyo Jubbooyinka. Marka maanta in barxad jaay gaduudan loogu magacdaro waxeeba sharaf dhac ku tahay shaqsinimadiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted May 15, 2012 aah..ciidi caseyd ee Gedo..Nice pics! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 15, 2012 raula;830405 wrote: aah..ciidi caseyd ee Gedo..Nice pics! Cabuudwaaq is in galguduud not gedo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 15, 2012 raula;830405 wrote: aah..ciidi caseyd ee Gedo..Nice pics! Kaalay adigu Suju qurbaawi miyaanad ahayn! maxaa Gedo iyo ciideeda cas ku baray.:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted May 15, 2012 XX..I am aware. thx. Showqi...see adi uu aragna huuno Quote Share this post Link to post Share on other sites
Raamsade Posted May 15, 2012 Belo! Why name arguably the best president the perennially hopeless Somalis ever had after some godforsaken town in the middle of nowhere? Surely he deserves higher profile than Caabudwaaq, no? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 15, 2012 Caabudwaaq naah, Kismaayo in la sugey aheyd atleast Kismaayo ama Baidoa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted May 16, 2012 Raamsade;830449 wrote: Belo! Why name arguably the best president the perennially hopeless Somalis ever had after some godforsaken town in the middle of nowhere? Surely he deserves higher profile than Caabudwaaq, no? Its named after his father, Siyaad Barre but I agree an airport named after Jalle Siyaad Barre should be in Kismaayu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 29, 2012 Jacaylbaro;830179 wrote: looooooooooooool@Siyaad Barre Maxaad ula yaabi meel walba siyaasiga cidda ayaa loogu magacdarayaa gegida diyaaradda ee ku taal Hargeysa waa Cigaal (AUN) soo maahan? Toloow Burco iyo Berbera yaa loogu magacdaray? Goormaan arkaynaa Soomaali shakhsiyaad wanaag ummadda taray sida AUN kulligood Elman, Maxamuud Cawaale Liibaan, Timacadde, Afqallooc, Sh.Aadan Sh. C/llaahi arkaynaa? Waa yaab. Kuwii Soomaaliya burburiyey oo dhibkaan iyo halaagga na baday baan ugu abaalgudeynaa in meelihii bilicda lahaa loogu magac-daro (Marka laga reebo Aadan Cadde AUN). By the way waan soo dhaweynayaa gegida diyaaradaha ee Caabudwaaq laga taagey. Cismaan Caato toloow lacagta laga siiyey inuu ku xaar-xaaro meeshaan muxuu ku samayn doonaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 29, 2012 Garoomaduu dhisayna cigaal iyo canbara faarax baa loogu magac daray kuwa uusan waligiis wax u qabana qabiil dartiis baa loogu magac daray Sadaqada soomaalida in saxan la saaro kuma fiicna! meel dhir laga baneeyay in loogu magac daro maahayn, hadii fahan fiicanu jiro waxay ahayd in barbara ama bali doogle midkood loogu magac daro. Elmen ma soomaali buu ahaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites