Mukulaalow Posted May 15, 2012 Diyaarada Jubba Airways oo marki ugu horesay ka dagtay Garoonka Cusub ee Siyaad Barre Airport May 14, 2012 Waftigaan galabta ka amba baxay Garoonka diyaaradaha degmada Caabudwaaq ayaa waxaa gogaaminayay ugaaska beesha ****-bari- Ugaas Axmed bare cali (taakooy) waxaana ay gaarayeen 9 xubnood oo isugu jira xildhibaano ka tirsan DKMG, Odayaal dhaqameed iyo Qurba joog. Ugaas Taakooy oo lahadlay warbaahinta ayaa shegay inay maanta farxad utahay shacabka iyo dadwaynaha Caabudwaaq in ay diyaarada JUUBA AIRWAYS oo qaaday galabta waftigaan ay ka soo caga dhigaato garoonkii ay samaysteen bulshada Caabudwaaq iyaga oo aan helin caawimaad dibada ah iyo mid dowladeed. Waxaana uu shegay inay ka qayb galayaan shirka ka soconaya magaalada muqdisho ee lagu ansixinayo dastuurka ay wado DKMG si ay qayb oga noqdaan bulshada soomaaliyeed xubnaha matalaya ee kusugan muqdisho. Xubnaha kale ee kuwehliyay safarka odayaasha dhaqanka ay galabta oga amba baxeen muqdisho ayaa waxaa kamid ah Xildhibaan C/rashiid Sh. Siciid oo waxaana mar uu la hadlay warbaahinta gudaha garoonka uu umahadceliyay maamulka sjirkada duulimaadka ee JUBBA AIRWAYS iyo C/laahi Airoport oo ah wakiin ka tirsan UN.ka oo ka qayb qaatay imaatinka shirkada JUBA ee degmada iyo furitaanka garoonkii ay dhisteen Bulshada Reer Caabudwaaq. Waxaa kale oo uu uga mahadceshay DKMG iyo wasiirka maaliyada oo duulimaadka maanta ka duulay degmada Qayb kulahaa waxaana uu ugu dambayn umahad ceshay shacabka iyo bulshada Caabudwaaq sida ay wada jir ugu howlgaleen shaqada Garoonka diyaaradaha Caabudwaaq. Ugu dambayn ugaas Taakooy ayaa xilkiisa waxaa uu si KMG ugu wareegjiyay Ugaas C/qaadir Bare oo sii haynaya xilka ugaaska isla markaana siiwada doona howshii dhismaha maamulka Degmada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted May 15, 2012 Good progress for the people of Caabudwaaq, welldone. But I can see a new trend of Somali copy cat rush has started by everyone naming his village airport to their clan brethren, its just sad like the jabhado SS names of 1990s and then the lanland names of maamul goboleedyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 15, 2012 ^^ Whats wrong with naming the airport after the late general Siad bare who ruled the country for 21 years. Hada Cabdilahi yusuf oo dalka amxaaro ku so hogaamiyey airpoodh loogu magac daray than Siad bare is an angel. Lets welcome Siad bare international airport of caabuudwaaq. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted May 15, 2012 The Airport is looking good, keep up the good work reer cabadwaaq. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted May 15, 2012 Where is the airport? I only see a plane and a field of sand. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted May 15, 2012 Xaaji Xunjuf;830169 wrote: ^^ Whats wrong with naming the airport after the late general Siad bare who ruled the country for 21 years. Hada Cabdilahi yusuf oo dalka amxaaro ku so hogaamiyey airpoodh loogu magac daray than Siad bare is an angel. Lets welcome Siad bare international airport of caabuudwaaq. Thats not my point, look at the whole pic, I am concerned for all the airports named after their local clan boys, from Egal airport of Hargeysa to A/lahi Yusuf and now Siyad Barre. Siyad Barre deserves the naming of a major airport not a tiny dusty village airstrip. Where is the airport? I only see a plane and a field of sand. Chimera, its in the town of Abudwak in the mid regions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 15, 2012 looooooooooooool@Siyaad Barre Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 15, 2012 Mukulaal if Mogadishu airport is named after the first President Adan cade AUN i don't think it is wrong to name caabuudwaaq after the late general Siad bare AUN. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted May 15, 2012 Siyad Barre oo Maxamed dhalay baa loogu magac daray, mise Madaxwaynihii MSB? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 15, 2012 Jacaylbaro;830179 wrote: looooooooooooool@Siyaad Barre War sug ha ku degdegin qosolka. Lets first find out where the planes that fly from that place intend to land. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted May 15, 2012 Ciyaarbaad haysaan reer secessionist Well Done Reer Caabud waaq.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted May 15, 2012 Gheelle.T;830184 wrote: Siyad Barre oo Maxamed dhalay baa loogu magac daray, mise Madaxwaynihii MSB? I believe its the late ex president MSB, but to shorten it they called it Siyad Barre airport. Mukulaal if Mogadishu airport is named after the first President Adan cade AUN i don't think it is wrong to name caabuudwaaq after the late general Siada bare AUN. Xaaji its a shame, if as you say you are against clan states, then you should oppose clan airport namings, why can't we name Bosaso's airport Siyad Barre, or Kismayo's C/Raxmaan Tuur airport, or Luuq airport C/Rashiid sharmake airport. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 15, 2012 Curiyoow its not a big deal Maxamad siyad bare so nin Somali ah mu ahayn oo taarikhda Somali ka mid aha kheyr iyo shar ba maxa u diidaya in loogu magac daro magaalo airpoodh hada magaalooyinki kale madaxweynayaal kale loogu magac daray qalad uma arko, its not like airpoodhka waxa ka so degi kara oo kaliya dad ay isku qois yihin madaxweynihi hore siad bare. ama dadka shaqaaluhu wa qois kaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted May 15, 2012 btw Siad Barre is the father of Somalia's last central president Mohammed Siad Barre. EDIT: I see Gheele.T already mentioned the above. Quote Share this post Link to post Share on other sites