Xaaji Xunjuf Posted May 15, 2012 madii Shirka Muqdisho uga qaybgalay Puntland oo Garowe soo gaaray Posted by Puntlandi on May 15th, 2012 Waxaa goor dhawayd magaalada Garowe soo gaaray Wafdigii Odayaasha dhaqanka Puntland ee ka soo biya diiday shirkii Muqdisho ee ansixinta Dastuurka Soomaaliya. 23 xunood oo ka mid ah Isimada Puntland oo ay la socdaan xubno guddi farsamo ah ayaa isaga soo baxay shirka Odayaasha ee Muqdisho, kadib markii ay arkeen in Dastuurka Soomaaliya ee hada gacanta lagu hayo uusan ka tarjumayn dadta guud ee umada islamarkaana uusan u qalmin in Dastuur ahaan Dalka looga ansixiyo. Inkastoo wararka qaar ay sheegayaan Odayaasha hada garoowe soo gaaray in aysan wada dhamayn hadana waxaa la filayaa in goor dhaw ay shir-saxaafadeed ku qabtaan xarunta Madextooyada Dawlada Puntland ee magaalada Garowe oo ay hada ku sugan yihiin. wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco webk Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 15, 2012 A very dramatic title, Xaaji Xeyraan, hada ka dib kolkaan topic cusub sameenayo adaan kula tashan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 15, 2012 Nuune, Spoilerska Mahiga, UN, EU, US, Eedo Hillary, IGAD, AU, AMISOM ayaa daba dhigtay. Xiinfaniin, laguma sheegin sida spoilerska lo galiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 15, 2012 Sheikh Shariif tried to tingle with federalism and this is what he will get. No one will reject the constitution, just articles, like a rational decent person. Now that Puntland rejects articles, they will ask "why, why is Puntland rejecting", war maxaa kaa galay why, what do you feel about it. Get off my federal balls my nigga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted May 15, 2012 Loool @ title, I thought XX was against the constitution and in support of Puntland elders decision, what happened? Puntland has disagreed with it now so everyone must support it now haha haha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 15, 2012 Qandalawi, Puntland opposed the constitution and left the venue. Clearly that is spoiling. Quote Share this post Link to post Share on other sites