Liibaan Posted May 15, 2012 Dowlada Federaalka Somalia Oo Ku Hawlan Sidii Deegaanka Maakhir Looga Dhisi Lahaa Maamul-Goboleed http://ramaasnews.com/index.php/News/News/Dawlada-Sheekh-Shariif-Oo-Ku-Hawlan-Sidii-Deegaanka-Sanaag-Bari-Looga-Dhisi-Lahaa-Maamulka-Maakhir-State-Oo-Hore-U-Fashilmay.html?print=1&tmpl=component Minneapolis (Ramaas) May, 14, 2012- Dawlada Sheekh Shariif ayaa si cad ugu muujisay in ay taageersan tahay in Maamul-Goboleedka Maakhir State Of SOmalia laga hirgeliyo deegaanada Maakhir ee degto beesha Maakhir. Masuuliyiin ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo toddobaadkan ka qaybgalay shir loogu magacdaray Maakhir 1 oo ka dhacay Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka , ayaa sheegay in nabad raadinta Soomaaliya lagu hirgelin karo maamulo ay beelo leeyihiin ee laga dhiso Awdal, Sanaag , Sool iyo Cayn. Saraakiil ka tirsan ergada dublumaasiyiinta ah ee Magaalada New York u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay in ay taageero xoogle siinayaan maamulka Maakhir State oo ay doonayaan in uu ka shaqeeyo jiida ay ku dhaqan tahay beesha Maakhir,iyada oo la siin doono xaquuq la mida maamulada kale ee ka jira Soomaaliya. Waxa ay ka codsadeen odayaasha dhaqanka in ay bilaabeen wacyigelin dadka loogu sheegay maamulka ay dhisteen taageerada uu uga baahan yahay. Dawlada Soomaaliya ayaa hore taageero ugu muujisay Awdal State iyo Khaatumo State. Ramaasnews Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 15, 2012 Adiga laftigaa baa dhismi waaye dad ku diidey maxaa ka doonee? This is not true, I know you don't like the truth but come packing next time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 15, 2012 ^ Isma dhaanto iyo dhasheed More clan states and clan flags. Same old BS Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 15, 2012 The letter is an old one from 2007 jibriel salaad lives in hargeysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites