Sign in to follow this  
Liibaan

Dowlada Federaalka Somalia Oo Ku Hawlan Sidii Deegaanka Maakhir Looga Dhisi Lahaa Maamul-Goboleed

Recommended Posts

Liibaan   

Maakhir_Arms2010.jpg

 

so_maakh1.gif

 

Dowlada Federaalka Somalia Oo Ku Hawlan Sidii Deegaanka Maakhir Looga Dhisi Lahaa Maamul-Goboleed

http://ramaasnews.com/index.php/News/News/Dawlada-Sheekh-Shariif-Oo-Ku-Hawlan-Sidii-Deegaanka-Sanaag-Bari-Looga-Dhisi-Lahaa-Maamulka-Maakhir-State-Oo-Hore-U-Fashilmay.html?print=1&tmpl=component

 

 

Minneapolis (Ramaas) May, 14, 2012- Dawlada Sheekh Shariif ayaa si cad ugu muujisay in ay taageersan tahay in Maamul-Goboleedka Maakhir State Of SOmalia laga hirgeliyo deegaanada Maakhir ee degto beesha Maakhir.

Masuuliyiin ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo toddobaadkan ka qaybgalay shir loogu magacdaray Maakhir 1 oo ka dhacay Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka , ayaa sheegay in nabad raadinta Soomaaliya lagu hirgelin karo maamulo ay beelo leeyihiin ee laga dhiso Awdal, Sanaag , Sool iyo Cayn.

Saraakiil ka tirsan ergada dublumaasiyiinta ah ee Magaalada New York u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay in ay taageero xoogle siinayaan maamulka Maakhir State oo ay doonayaan in uu ka shaqeeyo jiida ay ku dhaqan tahay beesha Maakhir,iyada oo la siin doono xaquuq la mida maamulada kale ee ka jira Soomaaliya.

Waxa ay ka codsadeen odayaasha dhaqanka in ay bilaabeen wacyigelin dadka loogu sheegay maamulka ay dhisteen taageerada uu uga baahan yahay.

Dawlada Soomaaliya ayaa hore taageero ugu muujisay Awdal State iyo Khaatumo State.

 

 

Ramaasnews Desk

 

 

images?q=tbn:ANd9GcTghRGmUQ8D65GB8vMDEcJ

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Adiga laftigaa baa dhismi waaye dad ku diidey maxaa ka doonee? This is not true, I know you don't like the truth but come packing next time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this