Suldan Posted May 14, 2012 I use hear something call "Rooxan" when i was young but i don't know what is Rooxan, can you guys give me definition of Rooxan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 14, 2012 Ask the SOL member Nuune. he can tell you more about them. maybe even show you one when night falls. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted May 14, 2012 Yes, Middaas dadka khibradda u leh ayaa loo daayaa like nuune Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 14, 2012 Nuune Habeenki rooxaanta isaga u yeedha wa qaar koley mar walba isaga la socda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 14, 2012 Anigu baryahaan Roxaantiisa wee i diidaan. maybe his rooxaan are federalist and dont like my political dieas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 14, 2012 Rooxan You don't have to put on the red light Those days are over You don't have to sell your body to the night Rooxan You don't have to wear that dress tonight Walk the streets for money You don't care if it's wrong or if it's right Rooxan You don't have to put on the red light Rooxan You don't have to put on the red light Rooxan put on the red light Rooxan put on the red light Rooxan put on the red light Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 14, 2012 Ngonge, rooxantadu mee ´shaqeysata´. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 14, 2012 Carafaad, no anigu ma isticmaalo fancy words like federalism, unionist, iy kuwa kale oo laga dhaxley reer galbeedka, anigu siyaasada hadaan wax ka aqaano waxaan jeclahey stable Somalia, with no fancy words such as state, federalism, unionist, iyo waxa la midka ah, intaas iskaga mid baan ka nahey and we are on the same page when it comes to Somalia as a whole. lool rooxaan, why is everyone rooxaantoodu anigu iigu soo wareejinayaan, just few facts about rooxaan: Rooxaantu ma ahan inaad la kulanto xaliimo daba-dheer habeenkii mana ahan inaad ku jimicsato gabadh jinni ah rooxaantu waa awood dheeraad ah ood leedahay ood ku maamusho amuuraha iyo mowjdaha kala gadgadooma kuwaas ood dooneyso inaad dhax-mushaaxdo adoo farna taagaya farna hoos u dhigaya si aad fuquburaalaha iyo booramaha aad qumaati u tuntid kana tuntid kuwa uu ku habtey habaaska iyo mas duulaagu, kuna khatintid abbaay sitti siiti faadumo siteydii aan kula raacey waa taan teyteleey ku tagey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 14, 2012 What rooxaan ma naag badhi weyn baa waxa baan xasuusta naag ispanish ah berigaan dhaliyarada aha la odhan jiray Rohana anigu waxan islaha rooxantu wa qaar habeenki soo baxa oo xiliga aad hurudid na dhegeha kaga kaadja. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 14, 2012 ma waxaan idhi rooxaantu waa naag badhi weyn, rooxaantu mar kasta ayey kula joogtaa laakin ma dareemi kartid, kolka kaliyeed dareento waa markaad kaligaa tahey ood subkatey sixin iyo subag wajigana ku malaasatey, adoo nuuraya sidii ibriiq holcaya unbaad rooxaantii oo dhameestiran is arkeysaan waaba hortaada ayey fadhidaa, gabadh ma ahan rooxaantu hadaad moodeyso inaan ku leeyahay Rohana daba buudh ayaad la kulmeysaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted May 14, 2012 Xalay oo dhan bay i tumayeen rooxaantu, Maanta bastay baan ahay.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted May 14, 2012 Rooxaanta Sometimes are helpful, But you must know later It will kill you Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldan Posted May 14, 2012 Nuune I would like to meet Rooxan if they exist, can you tell me easier and non haram way to meet them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted May 14, 2012 lol@Nuune wale inaad caadi aheyn. oo rooxantu mise ruuxamaha waxaan moode iney Mingisku iney walaalo ahaayene hadey isku mid aheen..mise waxbaan isku qaldaaya.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted May 14, 2012 Mingisku As I think waa hadallo iyo wax la akhriyo lagu tumo durbaan marki loo yeeranaayo Ruuxaamaha Quote Share this post Link to post Share on other sites