Qandalawi Posted May 14, 2012 I got the news of the death of Haaji Ibraahim Cusmaan Uunlaaye last night from a relative. Ilaahay ha unaxariisto, waxaan kabarbaryayaa allaha kariimka inuu samir iyo imaan kasiiyo, dadkii Somaaliyeed ee jeclahaa Haaji Ibraahim Uunlaaye iyo eheladii iyo qaraabadii uu katahay gaar ahaan reer Uunlaaye dhamaantood meelkasta ay dunida kajoogaan, iyo inuu marxuumkana ilaahay naxariistiisa iyo janadii firdowsa kawaraabiyo Aamin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted May 14, 2012 Tacsi: Xaaji Ibraahim Cismaan Abuubakar (Xaaji Ibraahim Uunlaaye) May 13, 2012 - Written by ayuub Jaaliyadda Somaliyeed ee ku Nool Wadanka Oman ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo umadda somaliyeed meel kasta oo ay joogto, oo uu ka Geeriyooday Xaaji Ibraahim Cisman Abuubakar ( Xaaji Ibraahim Uunlaaye) oo saakay subaxnimadii ku geeriyoodey Magaaladda Nayroobi, Waxayna marxuumka ilaahay ugabaryayaan janadii fardoowsa in uu ilaahay ka waraabiyo intii uu ka tegey iyo intii ehelkiisa ahaydba uu samir iyo Iiman buuxa inuuu ka siiyo Amiiiiin Xaji Ibraahin Uunlaaye Ilahay ha u naxariistee wuxuu ku dhashay magaaladda qandala Bilowgii Qarnigii 19aad, wuxuuna uu ku Barbaraay Magaalada kismaayi, waxaa lagu xasuustaa xaaji Ibraahin ilaahay ha u naxariistee inuu ahaa dadka ugu horeeya dhanka ganacsiga iyo Ra’sulmaalka Uguna Balaaranaa Wadanka Soomalia kana mid ahaa Tijaartii soomalida caanka ahaa oo laga yaqiin wadamada caalamka marxuumka ayaa wuxuu deganaa muddadii bururka oo dhan Wadanka Keenya, halkas oo uu ku xanuunsana mudooyinkii lasoo dhaafay saakayna uu ku geeriyoodey, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted May 14, 2012 Innaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Ilaahay dambigiisa ha dhaafo qabriga ha u waa siciyo. Ameen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 14, 2012 Inalilaahi wa ina ilaahi raajicuun, AUN Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 14, 2012 AUN ilahay samir iyo imaan haka siiyo eheladisiyo iyo qaarabidisi iyo Umada Somali Uunlaaye Somali oo dhan bu ka baxay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 14, 2012 Allah ha u naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites