faarah22 Posted May 13, 2012 and what is your problema with that mr baby?? do you own it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted May 13, 2012 Illahay ha u naxariisto, marxuumada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamelia Posted May 13, 2012 Subhannallah. May allah grant her Jannah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 14, 2012 Amee arrintii shalay dhacday la xiriirtaa. Amee maskiintaas ku eedeyeen waxeenan galabsan. Knowing how swift dadka u dilaan without baaritaan iyo waxaasba. Eebbe ha u raxmado hooyada, carruurteeda iyo reerkeeda kalena tacsi gaar ah u diraayaa. Samir dheer iyo iimaan suuban. ___________________ Ciidammada dowladda Hoosingow oo gacanta ku dhigay horjoogge ajnabi ah Ciidammada dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhiggay shalay galinkii dambe hogjoogge ajnabi ah oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, xilli uu marayay degmada Hoosingow ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo ay dhallashadiisu tahay dalka Kenya. Xildhibaan Geedi oo ka mid ah mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Hoosingow ee gobolka Jubbada Hoose in ay fuliyeen howlgal guulleystay oo ay ku soo qabteen horjoogge ajnabi ah oo ka tirsan Al-Qaacidda, xilli uu Gaari ay la socdeen dad shacabka doonayay in uu ku baxsado. Waxa uu tilmaamay in shacabka magaalada Kismaayo ay war bixinta ku aadan baxasadka horjooggahaasi soo siiyeen ciidammada Xoogga kaddibna ay ciidammada baaritaanno ka sameeyeen deegaanka degmada Hoosingow , isagoo sheegay in horjooggahani laga soo dajiyay gaari BL ah oo ay la socdaan dad shacab ah oo ku sii jeeday gudaha dalka Kenya. Xildhibaan Geedi waxa uu xusay in horjooggahani dhallashadiisa ay tahay dalka Kenya, isla markaana uu ka mid ahaa horjooggayaal ka dagaallantay magaalada Muqdisho ka hor intii aan Shabaab laga saarin, dhinaca kale waxa uu carrabka ku dhuftay in illaa iyo hadda aysan shaacin saraakiishii howlgalkaasi fulisay magaca horjooggahaasi. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites