walaalkis Posted May 13, 2012 This is why Somalia peninsula will never experience peace, xaqdo tii ugu xumeed. What a cowards , slaughtering Moms with kids . Axad, May 13, 2012 (HOL) — Wararka aynu ka heleyno deegaanka Hoosingoow ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in duleedka deegaankaasi maanta lagu arkay meydka haweeney kamid ahayd dadka deegaanka taasoo gowracan, waxaana ilaa imika aan cadeyn sababta ka danbeeysay dilka haweeneydaasi. Max'ed sheekh Cabdi oo katirsan saraakiisha dowladda ee gobolka Jubada Hoose ayaa warbaahinta u sheegay in haweeneydaasi ay gurigeeda kala baxeen rag katirsan Al-shabaab, wuxuuna sheegay in meydkeeda oo gowracan ay soo dhigeen duleedka deegaanka Hoosingoow. "Waxay kamid ahayd dadka Hoosingow ku nool, qof masaakiin ah oo haysatada 5-carruur ah oo agoon ah ayay ahayd, waxaa shalay galab la arkay meydkeeda oo gowracan, magaalada banaankeeda ayaa laga soo qaaday meydka oo madaxa ka go'a," sidaasi waxaa inoo sheegtay Hooyo ay Deris ahaayeen haweenayda la dilay. Haweeneyda la gowracay ayaa lagu magacaabaa Suleeqo sheekh Yuusuf, waxayna ahayd 35 sano jir, iyadoona ay kamid ahayd dadka reer Hoosingoow, waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in haweeneydaasi loo dilay si naxariis darro ah. Dhanka xoogagga Al-shabaab ilaa imika ma jiro wax war ah oo ku aadan arintaasi oo kasoo baxay, waxaana arintani ay welwel iyo walaac ku abuurtay dadka ku dhaqan deegaanka Hoosingoow ee gobolka Jubada Hoose. Ma ahan markii ugu horeeysay ee gobollada Jubooyinka lagu arko meydka ruux gowracan, haseyeeshee dilalka ceynkan oo kale ayaa ah kuwo aalaaba ka dhaca gobollada Jubooyinka oo ay isku hayaan xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada dowladda KMG oo kaashanay kuwa ururka Raaskaambooni iyo Militariga Kenya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
faarah22 Posted May 13, 2012 Correction walaalkis. somalia peninsula will experience without islamist madmen Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted May 13, 2012 faarah22;829495 wrote: Correction walaalkis. somalia peninsula will experience without islamist madmen I would have been happy, if you were in her place. shame on you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted May 13, 2012 Fundamentalist Islam= SAVAGE...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted May 13, 2012 burahadeer;829516 wrote: Fundamentalist Islam= SAVAGE...... only apes think so. Quote Share this post Link to post Share on other sites
faarah22 Posted May 13, 2012 why why sharmarke ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 13, 2012 burahadeer;829520 wrote: whateva! lool, what are you, a teenage girl. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted May 13, 2012 ^^^ looking for some attention.Why you back with me?you'r few people in Sol don't need to deal with. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 13, 2012 You didn't have to post to tell me that. Hit the ignore button next time. As you were. Quote Share this post Link to post Share on other sites
faarah22 Posted May 13, 2012 some pple really need to be flayed in the 21st century. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted May 13, 2012 @ Gu.......you have the last word. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 13, 2012 burahadeer;829526 wrote: @ Gu.......you have the last word. since you can't help yourself, I will let yoy have the last word. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 13, 2012 They flood the site when they hear a story like this and refer to it as Islam, They don't like to comment on the subject or feel sympathy for the subject, but are ready to attack Islam instantly. Gaal illeen waan un gaal waligii, doofaarna ma daahiro Daanyeero ayaan ka soo jeednaa oon ku abtirsannaa ayey ku waasheen, ahaada daanyeero wada murtadiin ah ayaad awalba aheydeen, ka dhax baxa Ummada Islaamka waa horaad gaaloowdeene Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 13, 2012 lol@Nuune, there is nothing they could do but wail. Quote Share this post Link to post Share on other sites