Sign in to follow this  
Coloow

who was Yusuf Al kowneyn?

Recommended Posts

Salaan...

 

Sophist, macaleesh. I wrote my brother, not 'maadar.' Ilbuun ma noqotay mise ilweershe, maraxaa taacun. Haa nooh, waa is yareynaa, ma maseeree adiga? Wah, aniga markii tuuji ku fadhiye adiga gaalaa baadiye busteeda ku raaci jirtay. :D Ereyga "gaal" yaa ku baraayo hee, hal gaal lee taqanaa micnihiis. Baashi weydii hakuu fasiree micnaha kale ee "gaal" laga wado. :D Soon aboosto waaye, markii Xamdi Rest. ka cunaayana iskaabulo maa imooday. ;)

(waxaa laga yaabaa inaaney gaal jaceel aanay ka aheyn ee dariiqo ahaan uu udiidayay Sayidka-- Sayidku Ahlu Suna Wal Jamaaca ayuu ahaa ninkaa nina Qaadiriya Suufiya ayuu ahaa)

Sophist, saaxiib, all suufis are or identify themselves Sunni, which in turn belong ahlul sunna wa jameeca. And back in the days, Soomaalis identified themselves with three powerful competing Suufi orders, namely Qaadiriya {which Sheekh Aweys belonged}, Saalixiya {which the Sayidka belonged}, and Axmediya, the least powerful. Qaadiriya and Saalixiya were on their throats when the Talyaaniga, Ingiriiska and Faransiiska came to colonize.

 

Entre., macalinka aniga markee imaato sheekhyaasha wax ku saabsan eber aa ka ahay, especially those national figures, including Sheekh Xasan Barsame. Wax aan ka maqlay maleh sheekhaas ka aheen iskool in loogu magac daray. Can you believe this until recently I didn't know personally who Sakhaawadiin and Cismaan Geedi Raage were besides, again, having only school names? In these days, I am trying to get as much information about these figures as I can. Each is named after a school in Muqdisho, and I hardly can say anything they had done, even though I know they were national figures. We might be ashamed to admit that how we vaguely know anything about these national figures: Macallin Jaamac {he had a beautiful statue of his own too}, Max'uud Mire, Muuse Galaal and Generaal Daa'uud.

 

Jameecooyinka especially Sheikh Abdullahi Baardheere @ jiirada taleex and Timaweynta @ shineema Shuun were strange to say the least; drums, qaat, etc.

LoL, Baashi. Xirtaas qaaf ee ahayeen. Horta waala dhameeyi style-ka Afro, habeenkii dhana waala qayilaa.

 

Baashi, widaay dooga si feyla ma i gorada, laakiin Shaatimadoowe iyo Sheekh Gaduud aan kusoo wareesanaa hadee yaqanaan wixii Beydhabo lagu dhigi jiray. ;)

________________

 

By the way, those who used to go to Biyooleey {where Sheekh Aweys is buried} believed if a person goes there seven consecutive years was an equivalent if that person went to Xaj. To those Soomaali suufis, going there seven times was equivalent going to Xaj. Some still do.

________________

 

Soon Wanaagsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Areey MMA fiiri hii, waraa haye ma isxoreysey? Walaahi khatar aa noqotee; marka anaga inaan dhiisha iska dhigno waaye duqa. Adiga Falfaliirkii iyo cambuuladii waa qarsatey maahinoo?

 

Saas maa Sxb lagu ahaay?

 

Runtaa waaye, aniga hada 79 gaal aan qabaa oo hada Jiidali agagaarkeeda ii daaqooyo nooh, in kastoo maal mahaan eriga madaxa madoow ee sabeenaha dhalo la dhahay gado iyagaa ka mac dhaqaalo ahaan; ma ifahamtey?

 

Dariiqooyinka:

 

Dadku sey isu yaqaaniin maahee waa sida loo yaqaano. Hadii maanta oo idil aan SOL aan ka dhoho waraada aniga ma kibir badni, wax iga yeelaaya ama dheg ujalaqsiinaya ma ey jiraan-- tan mac neheedu maaha iney saxsan yihiin. Laakin arinka daariiqooyinka marka kitaabka caqiidada loo fiiriyo (Caqiidatu Daxaawi ama kutubta kale ee ee Ahlusuna Caqiida) waxaa kuu soo baxaaya nimankaani inaaney udhoweyn suno iyo kitaabtoona.

 

Sooma aad ogid xaruntoodu waxay kutaalaa SSH, meel la dhoho Yagoori. Dariiadu halkaas ayay dagen tahay sheekhu dariiquhu xitaa jamaaco ma uu tukado00 Maxamed Rabiic ayaa layiraahadaa Magiciisa.

 

 

Dhanka kale, Saalixiyada, Sheekh Sayid Maxamed C/dule Xasan RMC hadaad gabayadiisa qaarkood dhageysatid (waan kaxumahay haduu afsoomaaligaas kugu adkaado, Posh somali is not as easy to digest to that of cockney Somali) waxaa kuu cadaaneyna in ninkaas Caqiido Ahlu suna ey biyo dhigtey.

 

War heedhana, i have to rush to supervision, ramadaan wanaagsan kuligiin. Rabi hana cafiyo.

 

Salamu Alaikum

 

Sophist

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Baashi, Entrep, Sophist, MMA, does anyobody have the history/story of Xaaji Cali Cabdiraxmaan. He is the main Sheikh who is barried in CAGAARAN, close to Marka.

 

Please share with us. Thanks

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheikh Yusuf al-Kowneyn was a sayid Arab That came to Somalia in the 13 centry

 

-yuusuf

2-axmed

3-maxamed

4-cadilaahi

5-ismaaciil

6-muuse

7-xuseen

8-ali

9-xamza

10-qaasim

11-yahya

12-xuseen

13-axmed

14-Quwayi

15-yahya

16-ciise

17-maxamed

18-Taqi

19-Abullaha

20-Haadi

21-maxamed

22-ali

23-muuse

24-jacfar

25-maxamed

26-ali

27-xasan

28-ali

29-talib

 

Thats his abtirsii He buired near hargeysa

There is a book about him writen by this english guy somali sufi saint or something

He and sheikh ishaaq lived in the same time

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Aw Baadiyow horta waa la murmaye adiga Gamiadee ka tirsantahay...

 

 

Shiekh Abdelkadir Jeilani's story was twisted and corrupted so much so that in some sufi scriptures you wont believe the filth you'd find in there.

 

 

Salam Aleikum W.W

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this