Dr_Osman Posted May 13, 2012 Saxaafada dalka Turkiga oo si weyn u hadal haysa arimaha Somalia (SAWIRO) May 12, 2012 - Written by Webmaster - Edited byeditor Saxaafada wadanka Turkiga ayaa mudooyinkan waxay si weyn uga hadlayaan arimaha Soomaaliya, iyadoo qaybaha warbaahinta dalkaasi sida Telefishinada, Idaacadaha & Wargeysyadu ay ka hadlayaan xaalada Soomaaliya. Telifishinka TRT oo ah warbaahinta ugu balaaran wadankaasi ayaa dhawaan dood arimaha Soomaaliya ku aadan wuxuu u qabtey siyaasiyiin iyo saxafiyiin rug cadaa ah oo wadamada Carabta ka soo jeeda waxaana looga hadley xaaladaha Soomaaliya ee dhinacyada amaanka, siyaasada iyo bini’aadamtinimada. Siyaasi Cali Cabdi Awaare oo ah mulkiilaha Warbaahinta SBC oo dhawaan dalka Turkiga kaga qayb galey shirweyne balaaran oo loogu magac darey Turkey Africa Media Forum oo ay isagu yimaadeen mulkiilayaasha iyo madaxda qaybaha warbaahinta ugu waa weyn wadamada Afrika iyo waliba wadanka Turkiga ayaa dooda Tv-ga TRT wuxuu kala qayb galey rug cadaa dhanka saxaafada dood arimaha Soomaaliya ku aadan gaar ahaan xaaladaha ay haatan ku sugan tahay Soomaaliya. Dooda uu qabtey Telefsihinka TRT ayaa waxaa sidoo kale lagu soo qaadey horumarka saxaafada Soomaaliya iyo waliba dhibaatooyinka saxaafada la soo gudboonay sida dilalka iyo xariga. SBC International Monitoring Daalacatey :1024 Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted May 13, 2012 Of all the animals in the world, u go for turkey!!........i thinks thx giving dinner is gonna be awesome!! lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 13, 2012 Take the step forward rudy, I know it's difficult, I know your traumatized, I know you got all sorts of demons in the closest but take a step forward like the german man and come to puntland. The german man know's this aint hargeisa red-light district!!! But when you take that brave step and come to Puntland, you will be delegated the role of shoe shining activities like one of your long-lost cousins screaming dee in bosaso market reer uu soo shaqa tagey weeye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted May 13, 2012 Odaygii wuu caatoobay eh maxaa kudhacay ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted May 13, 2012 probably hiv+...! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted May 13, 2012 Waar wuu tukadaa ninkaani maaha ciyaal suuq sidaada!. he could be diabetic. Quote Share this post Link to post Share on other sites