Carafaat Posted May 13, 2012 Koshin Miyaan dibad ka hoyda http://www.nomadlyrics.com/heeso-4772cab2f-miyaan+dibad+ka+hoyda.html Dad haddaad is qabataan Ileyn waad la doodaa Dugaagoo ku weerara Yurbaa lagula dabaalaa Duufaanka xooga leh Waa laga ducaystaa Shay kastoo nafta u daran Waxbaa lagula daalaa Belo waxa u digo kulul Damci-xume jacaylkaa Daandaansi badanaa Waa dira diraalee Ninku maalintaa dago Ama uu la helo dabar Ayaa diifka abadkii Dusha aad ka garataa Darani inuu helay Uu dakharo kaga tagay Ana doorsan waayuhu Daraygiisa may sudhay Midaan digigixoonayn Aan naftu may dul galaysaa Naftu maysku duubtaa Iyana may igu digataa Inaan doono mooyee Miyaan dibad ka hoydaa Dabku huro jaleecada Uuka beermo daymada Dunqulaalka shaydaan Dhedo iyo xanuun iyo Dabkay huriso barashadu Inuu cudur da wayn yahay Nin kuu helo dawoobayn Inuu yahay dabiibtii Intuu hore u dabar jaray Ninkii qays ahaa kow Ku daroo cilmina laba Afartuu deldeliyoo Ma ceeblaa dib loo arag Inta Layla kaga daray Intuu daarka aakhiro Ku *****lay caashaqu Hodan haw danbaysee Ma cid bay ka dedan tahay Ana doorsan waayuhu Daraygiisa may sudhay Midaan digigixoonayn Aan naftu may dulgalaysaa Naftu maysku duubtaa Iyana may igu digataa Inaan doono mooyee Miyaan dibad ka hoydaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 13, 2012 Sayneb Cige Haldhaa http://www.nomadlyrics.com/heeso-651aacc01-haldhaa.html Haldhaayeey waxaa jira geed hadhweynoo hanti aad uleedoo Hoobaanta midhahaa kuu heyso gaajo aanad kuna hagaagine Nin habari dhashay hal ma seegi waayee hawlahan bal ila fuli [Zeynab] Halyeeyow waxa jira meel howl u baahan hadal kuma bogsootee Hadalkan aad ileedahay waa hawlo kuguma maqan waan u dhaga hagoogtee Hoos u dhaadhac waxaad taban harag cawl ha saarine [salad] Haldhaayeey waxa jira hilin looga baaqoo ku hayaamin karinoo Awr hayinaan u waayine hubsanayey roobkii halkay qabatay heegadu Nin habari dhashay hal ma seegi waayee hawlahan bal ila fuli [Zeynab] Halyeeyow u jeedada hiladiyo tilmaamtii hilinkeedu wuxuu yahay Waa nin hal u lisiyo habeenkii jacaylkuba is hareera yaaliin Hoos u dhaadhac waxaad taban harag cawl ha saarine Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted June 17, 2012 Waan kuu Waramayaa ---- Muuse Ismaaciil Qalinle (AUN) http://heesta.com/daar_hees.php?id=2206 I wrote them down, So pls if you find any errors tell me.. Waan kuu waramayaa kaa waaban maayee naftaydaaay ma ogtahay waxay tidhi iyo ruux wixii dilay waheeey sooma celisee wagtiyo talaabada waanigaa hubsanayee anigoo warwarayaan xalay waabariistoo waqalkiyo daruurahaa layga wacay dushoodee inta weer cad lay xidhay warmo layla dhacayaa waligii nin liitiya jacaylkuu wadeecaa taladiisa wiiqaa waxyeelaa kuu gaadhee waxyeelaa ku gaadhoo adigoo igu warwarayaan arrinkii wareejoo hadii weercad lay xidhi waa nin iyo waagii jacayl wali ma leeyahay waanwaan ma leeyahay waanada ma qaataa ma wanaajiyaa ruux waxaan ahay wadeecoo waxyeelaa i gaadhee Waan kuu waramayaa Kaa waaban maayee Naftaydaay ma ogtahay wixii dhacay iyo weerarkii xalay wigladiyo ciyaartii wigladiyo ciyaartii! waaxdaydii midig baa nala kala walwaalo waadiyo dhul doogliyo wabi bay ku nooshee anna waayo arag baa dhulka ila wareegaa miyaan soo walhaynaa oo laygu wiirsaday Walle iguma fiicnee mar hadaan wareegsaday waddo aan u leexdiyo aanay jirin wadiiqaba bal ayaan waraystaa, ****** jacayl wali ma leeyahay waanwaan ma leeyahay waanada ma qaataa ma wanaajiyaa ruux waxaan ahay wadeecoo waxyeelaa i gaadhee Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted June 19, 2012 Coofle;842469 wrote: Waan kuu Waramayaa ---- Muuse Ismaaciil Qalinle (AUN) http://heesta.com/daar_hees.php?id=2206 I wrote them down, So pls if you find any errors tell me.. Waan kuu waramayaa kaa waaban maayee naftaydaaay Ma Ogtahay Wixii Tegay iyo ruux Wadkii Dilay waheeey sooma celisee wagtiyo talaabada waanigaa hubsanayee anigoo warwarayaan xalay waabariistoo waqalkiyo daruurahaa layga wacay dushoodee inta weer cad lay xidhay warmo layla dhacayaa waligii nin liitiya jacaylkuu wadeecaa taladiisa wiiqaa waxyeelaa kuu gaadhee waxyeelaa ku gaadhoo adigoo igu warwarayaan arrinkii wareejoo hadii weercad lay xidhi waa nin iyo waagii jacayl wali ma leeyahay waanwaan ma leeyahay waanada ma qaataa ma wanaajiyaa ruux waxaan ahay wadeecoo waxyeelaa i gaadhee Waan kuu waramayaa Kaa waaban maayee Naftaydaay ma ogtahay wixii dhacay iyo weerarkii xalay wigladiyo ciyaartii wigladiyo ciyaartii! waaxdaydii midig baa nala kala walwaalo waadiyo dhul doogliyo wabi bay ku nooshee anna waayo arag baa dhulka ila wareegaa miyaan soo walhaynaa oo laygu wiirsaday Walle iguma fiicnee mar hadaan wareegsaday waddo aan u leexdiyo aanay jirin wadiiqaba bal ayaan waraystaa, ****** jacayl wali ma leeyahay waanwaan ma leeyahay waanada ma qaataa ma wanaajiyaa ruux waxaan ahay wadeecoo waxyeelaa i gaadhee I'm Not Listening It Now But I Guess Those Words Should Be That Way Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted June 23, 2012 Koshin Miyaan dibad ka hoyda http://www.nomadlyrics.com/heeso-4772cab2f-miyaan+dibad+ka+hoyda.html Yu......very kol song..nice singer with excellent qaraami music!! thnx......i added to my pl!! i like it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted June 25, 2012 Carafaat-love that song..thx for the lyrics. Ina mooge baan jeclahay asalka heesta leh. Would love to get the lyrics of this song by Qalinle..some years baa la'igu baabe (ku waashe) heestani..lol. http://www.heesta.com/daar_hees.php?id=514 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted June 25, 2012 raula;845228 wrote: Carafaat-love that song..thx for the lyrics. Ina mooge baan jeclahay asalka heesta leh. Would love to get the lyrics of this song by Qalinle..some years baa la'igu baabe (ku waashe) heestani..lol. http://www.heesta.com/daar_hees.php?id=514 Big fan of Qalinle AUN Daahdahoo aroortii --I think it is (Dadyahaw aroortii) Adaa doogsanaayo meel roob dibnaha dhigey dhirtu digil madow tahay adaa daawanaayoo kalidaa dakeeyee inta haadka duushiyo shimbiraha la darisee caashaq igu daleelsadey warqadaan ku daabacey doodeeda iga qaad deeq waxad tidhaahdaa inankii dayowyoo ma xasuusto dunidee waa adi daradaa dakharkiisa caashaqa waxa uu la doogtee maruun soo calool dabac Daahdahoo aroortii Deeqdii ilaahey adaa doonanaayoo cidi daarad kugu hayn meeshii il-doogleh adigaa u leexdee waxa kastoo lagu diro deeqsiiye hadalkee Caashaq igu daleelsadey Warqadaan ku daabacey doodeeda iga qaad deeq waxaad tidhaahdaa inankii dayowyoo ma xasuusto dunidee waa adi daradaa dakharkiisa caashaqa waxa uu la doogtee maruun soo calool dabac Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 25, 2012 Markaan daa iraahdee dubaaqa iyo maanka iyo dooqa ka saaraba Wadnihii daloolay daqaradaa ku jiidiyo soo damaci waalnaa ima soo diraayoo Doon doon doon doon kaco day day imalaha Daa iska daa hadeey dumisay wacadkii nabsaa soo dabraayee dooqaba ka saar Nin jaceyl dardarey dadka muu maqlaa dabeeylahaan u faraa fariin diikoo ciyaayaan daydayaa wadkoon i dilin waanan deyn kareeyn Inantaa daraadeed labadeydan daan iyo carabkaa is diriroo dibnuhuna coloobeen Waxa shiday dabkaase isku diray jirkeeygi waa dowdaalkeediyo deeqa araamideedee aah ah haa ayaa iga damiintaa aah ah hmmmm ayaa iga daweeyaa Daa iska daa hadeey dumisay wacadkii nabsaa soo dabraayee dooqaba ka saar Nin jaceyl dardarey dadka muu maqlaa dabeeylahaan u faraa fariin diikoo ciyaayaan daydayaa wadkoon i dilin waanan deyn kareeyn Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted June 25, 2012 Mahadsanid Coofle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted June 25, 2012 Raula, thanks for the song. It's amazing. Qalinle is quite good. I am big fan of Mooge as well. If you have any songs with lyrics,please feel free to post it. I am new in to the Somali music, can only grab a little of it, but what I do understand is of the highest level of poetry! Quote Share this post Link to post Share on other sites
wiil Posted July 8, 2012 Looli dhaga laheydoo looli dhaga laheydoo laba goor tuskii helay Dhulkoo liqay xareedii rayskuna labeen yahayee rayskuna labeen yahayee Oo laamo ubaxiyo isku ladhay caleentii liiq liiqanayaa Saxan saxo lulaysiyo sida laydha laydha uduga leh laab qaboojiyaa Maxaa kaa lilaahiya caashaqa halalinee Siidii aan u laab kacay Siidii aan u laab kacay ladi waayey jiifkoo Sidaan ulaba lagdoodaan laaca waan la gowsahayee laaca waan la gowsahayee Labxadaya beerkiyo qalbigaad ka lulataa laxawgiina sii kodhodh Dhibka halista igu mudan inaan liito liito aragtayee intaan luxudka lay dhigin Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted July 11, 2012 Heestaan Aad Ii Cajabisay Aan Isku Dayo Inaan Qori Karo Inan Yahay Magooshee Mahiigaan Sidiisii Maankeyga Qaadee Maxaan Kuba Masaalaa Muuq Dheerey Sheekadan Hadalkeeda Macaan Nuurkeeda Macaan Maan Seegin Aniguye Marinkale Mahaysaa Waa Mid Innagu Mudane Dafireynin Maalmoo Mowla Aan Magansaday Inan Yahay Magooshee Dadku Kala Mug Weynoo Qurux Lama Masuugee maxaan Kuba Masaalaa Muuq Dheerey Sheekadan Madasheeda Dugsoon Muxibey I Gelisee Marinkeed Ma Haysaa Waa Mid Innagu Mudane Dafireynin Maalmoo Mowle Aan Magansaday Haddaa Iga Dhego Fiican Tihiin Iga Saxa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted July 11, 2012 Waa Mahad Ilaahay:Maxamed Warsame Qasaali http://soundcloud.com/wayeel/waa-mahad-ilaahay-luuqdii Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted August 1, 2012 anilee baraakadaada bukaynkaraayee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 7, 2012 Laba sooryo wada cunay Sahan dheerna wada galay Saameeyey caashaqu Mid hadduu socdaal tago Sanado dhawra maqan yahay Salaantiyo jawaabtii Ka kalaa sugaayee Kii aan sugaayee saygay ahaayoow I suggoo yaanan soo noqonin Sidaa lama ammaanayn Sal fudaydina maayee Sahlanaa amuuranaa Bal aan saadsho maantana Siday noqon ALLAH oge'e ! Quote Share this post Link to post Share on other sites