Dr_Osman Posted May 12, 2012 Tarzan oo AIDS ku-dhacay kana soo baxay Isbitaalkii uu maalmahan ku jiray ee Istanbul-Hospital (Alloow-Caafi Duqa Degmada Muqdisho) Written by Administrator Saturday, 12 May 2012 14:21 Duqa Degamadda Muqdisho Guul-wadeTarzan oo maalmahan la-dhigay Isbitaal ku-yaal Magaaladda Istanbul ee caasimadda labaad ee Dalka Turkiga,ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaaladda Muqdisho,kadib markii lagu booriyay inta noloshiisa ka dhiman inuu qaato Kiniiniga (HIV-Aidska)loo isticmaalo ee (Truvada). Waa mas'uulkii ugu horeeyay Xukuumadda Soomaaliya ee laga helo cudurka khatarta ah ee (AIDS)inkastoo hadii uu isticmaalo daawadan laga rajo-qabo inuu waqti-noolaado,iyadoo cudurkan dad badan uu ku-dhacay sida Cayaaryahanka caanka ah ee (Magic-Johnson)uu weli 27-sanno nool-yahay,maadaama uu isticmaalo daawooyin qaali ah. Asxaabta Duqa Degmadda Muqdisho iyo ehelkiisa,qaasatan xaaskiisa ayaa ka naxay cudurkan laga helay Guulwade-Tarzan,waxayn Alle uga baryayaan inuu cimrigiisa dheereeyo kana daweeyo cudurkan khatarta ah ee galaaftay nolosha dad badan oo Caalamka ka-tirsan. Afhayeenka Gobolka Banaadir Maxamed C/Laahi Cariik oo sirtan Shacabkamedia u soo gudbiyay,ayaa hadii Guulwadahan uu ka war-helo la saadaalinayaa inuu xilka ka qaado ama dil ugu hanjabo. Fiiro-gaar ah:Sirtan ku-saabsan Cudurka AIDS-ka ee laga helay Tarzan waxaa na soo gaarsiiyay Afhayeenka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Cariik Shacabkamedia:Beyra:Puntland Shacabkamedia:Runta-Kama-Xishoono Email:Shacabkamedia@live.com Last Updated on Saturday, 12 May 2012 17:09 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samsung Posted May 13, 2012 Aids? What has the Major been doing in Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted May 13, 2012 Dagaal shaashiyeed number 3. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 13, 2012 Bacaac ..... That is a very low-class of attacking someone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 13, 2012 Why would you wish such a horrible thing on anyone? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Johnny B Posted May 13, 2012 What an old and hard-worked staleness, a disgusting product of the rotten minds somewhere in "the land of misery". First it was "Mogadishu settlement ", then it was "Degmada Muqdisho", wrapped in what is supposed to be a news article . Imprisoned in the wretched Somali politics of clan-hatred, our Dr_Osman stewed it in the juice of deliberate journalistic dirty-mindedness. Vulgar in tone and invariably sterile in artistic invention, only a "boowe" with a life so pinched and narrow could of have been interested. Oy Vey. Even with the news being true, the chance of harvesting a political point whatsoever with this improper propaganda is next to NULL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted May 13, 2012 Walee siyaasadda somaliyeed umad ka waashay completely . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted May 13, 2012 Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Afhayeenkii Maamulka Gobolka Maxamed C/llaahi Cariig, kadib markii uu ku eedeeyay inuu gudan waayay shaqadiisa. Wareegto ka soo baxday Gudoomiyaha oo uu saxaafada u aqriyay Xoghayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir C/kaafi Hilowle Cismaan ayuu ku sheegay in wareegtada xilka looga qaaday markii muddo lix bilood ah uu dayacay howshiisa. C/kaafi Hilowle ayaa sidoo kale sheegay in Mr Cariig uu ku howlanaa faafitan warar been abuur ah oo ka dhan ah Maamulka Gobolka, sidaasna xilka looga qaaday sida uu yiri. Tarsan iyo Cariig oo isku heyb ah, waxaana xil ka qaadistiisa ay salka la galeysa arrimo badan oo labada shaqsi si gaar ah uga dhaxeeyay. Maxamed C/llaahi Cariig oo Afhayeenimada Gobolka loo magacaabay xilligii Gudoomiyaha Gobolka uu ahaa Eng. Nuune ayaa mar uu xalay wareysi siiyay Qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ku eedeeyay Gudoomiye Tarsan inuu isaga isku dayay inuu qaarijiyo, isla markaana u diidanaa howshiisa. jowhar Quote Share this post Link to post Share on other sites
faarah22 Posted May 13, 2012 this is gutter journalism of the lowest kind. dr osman represents the worst of puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 13, 2012 It's a blatant personal attack on the Governor of Banadir. It should be deleted by the admin.'also the poster should be ashamed of himself.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted May 13, 2012 Tarsan waa nin wadani ah in sidaa loo caayo ma mudna. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 13, 2012 Mayor Tarsan , the best mayor of Capital Mogadishu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 14, 2012 You see I wasn't wrong when I was concerned about Dr. Osman.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiimaaya Posted May 14, 2012 is this true or not? Quote Share this post Link to post Share on other sites