OdaySomali Posted May 12, 2012 I say that they are terrible things. How is one supposed to learn from one's mistakes when the matter is already a foregone conclusion. p.s. Yaa ii micnayn kara ereayga "nabsi"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 13, 2012 Nabsi cafis ayuu leeyahay. Hadduu qofka aad nabsiga ka gishay si dhab ah kuu cafiyo, ma moodi inay nabsi sii jiri doonto. Nabsi waa gaf aad qof u gaftay -- ha weynaado ama ha yaraadee -- ugu dambeyntiina adiga kugu soo noqoneyso gafkaas, si kale iyadoo ah ama isla sideeda ah. Gaaladaan waxee u yaqaanaan 'karma.' Tusaale: Haddaa waalidkaaga dhibi jirtay oo ka inkaarsan jirtay, u nixi jirina. Carruurtaada ayaa kaa goyn doono nabsigaas, waa haddaa awlaad dhashid. Tii aakhirana kuu sii dhiman. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 13, 2012 What about ciilkaambi MMA? Quote Share this post Link to post Share on other sites