Coofle Posted May 11, 2012 Abwaan Cali Mooge Geedi, according to the Traditional Oral history he acquired from his seniors, Have postulated the following in one of his poems... --In ay Doontii Nebi Nuux (CS) aakhirkii ku xidhatay buuraha Sanaag oo halkaas dad iyo duunyaba laga soo farcamay. -- In gabadhii Haajira ee ahayd xaaskii Nebi Ibraahiin ( cs) ay ahayd Soomaaliyad --In wankii lagu furtay gawricii Nebi Ismaaciil (cs) Ilaahay ka soo qaaday dhulka Soomaalida oo uu ahaa mid madax madow -- Inuu Nebi Khadar (cs) ahaa Soomaali.. --- Dulqarnayn oo ahaa boqorkii khayrka badnaa ee lagaga sheekeeyey suuratul-kahaf inuu ahaa Soomaali... -- In dhulka Soomaalida uu soo maray Nebi Saleebaan (cs), gaar ahaan meesha loo yaqaan Harawo ee Soomaali-galbeed, kuna beegan gobola Awdal --In Nebi Ayuub( cs) meeshii uu ku xanuusaday ahayd dhulka Soomaaligalbeed gaar ahaan, duleedka Baabuli. --Buuraha Golis inay ku aasanyihiin xog iyo siro waaweyn --Guddigii ama la taliyeyaashii Najaashi in ay awow-yaasheen ahaayeen --In Sayidunaa Bilaal (RC) ahaa in xaggeena ka soo jeeda... "Dhulba igama guunsana intay, Gaadho weligeede." "Gadaal dhalad ninka i moodayow, Gaabis baad tahaye." **Abwaan Cali Mooge Geedi.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 11, 2012 Coofle, fascinating stuff. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted May 11, 2012 Paragon;829184 wrote: Coofle, fascinating stuff. In the late 1980s There was this Expedition in Almis mountains, a group of Saancadaalyaal came with their equipments and always digging in a ruins that was well known in the area,,,At that time the Natives were angry thinking those men are stealing our minerals (Area was well knows for Emeralds...Imirool they called it back then), but when I think of it now, Their Equipment and how they looked like and how gently they handled the land,,,,I think of something to do with archaeology .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 11, 2012 Coofle;829181 wrote: -- Inuu Nebi Khadar (cs) ahaa Soomaali.. --In Sayidunaa Bilaal (RC) ahaa in xaggeena ka soo jeeda... Soomaali haday ahaayeen dee Abwaanku muxuu inoogu sheegi waayey qoladooda iyo reerkoodu dhinaca ay Soomaaliyo ka daganaayeen.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted May 12, 2012 ma ogtahay siraadey somaliyo idil uma sidatid quroxdey habla kula sinma jira I know this one for a fact...! rest i dont care that much. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted May 12, 2012 Showqi;829191 wrote: Soomaali haday ahaayeen dee Abwaanku muxuu inoogu sheegi waayey qoladooda iyo reerkoodu dhinaca ay Soomaaliyo ka daganaayeen.. ^^waa kuu jeedaa - Abwaanku in uu Tolkaada ugu abtiriyo (Nabi Khadar) ayaad jeclaan lahayd. Ood gabdhaha suxulbaruurka ah cimaamado u qaadatid guryahooda... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted May 13, 2012 Coofle;829181 wrote: --In ay Doontii Nebi Nuux (CS) aakhirkii ku xidhatay buuraha Sanaag oo halkaas dad iyo duunyaba laga soo farcamay. -- I Haa laasqoray ayay ku xihdhatay oo ayeyday baa la socotay!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 14, 2012 rudy-Diiriye;829213 wrote: ma ogtahay siraadey somaliyo idil uma sidatid quroxdey habla kula sinma jira I know this one for a fact...! rest i dont care that much. Loooooooooooooooool...Rudy Af-Soomaali ma fahmo buu hadhoow dhihi doonaa:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted May 14, 2012 huno...i google the song with lyrics dee!! so ma fiicna. seriously though, your af somali is good. I get trouble heads when i try to read some folk like nuune's af somali! I have no clue what hes saying. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 14, 2012 more then 90 archeological sites been discovered in the north. Las geel is just one of it. I hope Somali's start showing more interest in pre colonial history. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted May 14, 2012 ^Your funny..they couldnt show interest in today, adigu naa waxaad ledahay for them to think of yester years..lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 14, 2012 Mailka, unfortuantly you are right. But for one to understand the present one needs to know and understand the past. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted May 14, 2012 --In wankii lagu furtay gawricii Nebi Ismaaciil (cs) Ilaahay ka soo qaaday dhulka Soomaalida oo uu ahaa mid madax madow Interesting-how exactly does he know this? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted May 14, 2012 -In Sayidunaa Bilaal (RC) ahaa in xaggeena ka soo jeeda.. Laakin, there is no history of Somalis being slaves----so,where is the co relation? arhoooy... Quote Share this post Link to post Share on other sites