Liibaan Posted May 11, 2012 http://warbahinta.com/?p=29986 madaxda sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameecaha gobolada dhexe ee dalka ayaa ka hadlay shirka odayaasha uga socda magaalada Muqdisho, wuxuuna ka warbixiyay ansixinta dastuurka iyo cida ay tahay inay ansixiyaan dastuurka dalku yeelanayo. Sheekha oo u waramayay saxafadda ayaa sheegay isagu inuusan garaneynin waxa looga tallaabsaday dastuurka iyo Baarlamaanka wadanka ka jira ee hadana dastuur cusub dalkii loo sameynayo, taasi oo uu sheegay inuu yahay mid dano gaar ah laga leeyahay. ”Anagu ma garaneyno waxa dastuurkii dalku lahaa looga tallaabsanayo ee dastuur cusub loogu ordayo” ayuu yiri Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir oo sheegay in 130-oday oo meel la isugu geeyay dastuur ay ansixiyeen aan dalka lagu maamuli karin. Waxaa kale oo uu Sheekhu qeexay dastuur dalka lagu maamulayo sida uu ku dhaqan geli karo oo uu sharci ku noqon karo, wuxuuna caddeeyay in dastuur loo baahan yahay marka hore in afti dadweyne loo qaado, isagoo sheegay in xilligaan aanay dhici karin afti dadweyne. Isagoo ka hadlayay odayaasha dhaqanka ee la leeyahay waxay soo xulayaan ergadii ansixin lahayd dastuurka, ayuu sheegay in qaabka xulitaanka odayaasha ah aanu ahayn mid waafaqsan cadaaladda, waayo buu yiri dhaqanka Soomaaliyeed wuxuu leeyahay Ugaas, Wabar, Malaaq, Isim IWM. ”Waxaa jira oday dhaqameed geeriyooday oo dhinaciisa ay ka soo baxeen 20-oday kale oo qaarkood walaalo yihiin mid baa laga soo qabtay oo la yiri shirka ka qeyb gal, keenso cidii adiga warkaaga maqleysa” ayuu yiri Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir. Isagoo ka hadlayay mustaqbalka dastuurka la doonayo in dalka lagu maamulo, waxa uu sheegay inuu yahay mid kala geynaya shacabka Soomaaliyeed iska hor keenaya oo cadaawad iyo xiqdi kala dhex dhigaya Soomaalida. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 11, 2012 Ahlsuna said no Puntland said no The Mogadishu elders said no The professors said no Galmudug said no Galguduud people demonstrated and said no Ximan iyo xeeb said no Alshabaab said no yaa baas eeh dastuurkan wata hada? Somali ileen ma wadato eh. Diidnay Diidnay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 11, 2012 I love this saga. Hebel iyo heblaayo ma diideen? Haa way diideen! Naww! War maxaa umadda naga reebay inagu? DIIDNAY INAGUNA! Waxaan ku diidnay se Allaa og. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 11, 2012 Ethiopian mercenaries rejecting a draft constitution intended to expedite the process to end the transition does not surprise me Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 11, 2012 Xaaji Xunjuf;829155 wrote: Somali ileen ma wadato eh. Diidnay Diidnay I thought you were Somalilander. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted May 11, 2012 ^He's an ethnic Somalilander who loves the mayhem in the south!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 11, 2012 MoonLight1;829162 wrote: I thought you were Somalilander. Who said i am a Somalilander Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 11, 2012 Xunjuf is a sincerely concerned citizen of Somalia, he has the right to express his views in all matters affecting his beloved country SOmalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 11, 2012 Off to Ethiopia... http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/64828-Off-to-Ethiopia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted May 11, 2012 He is sitting on the fence to see which side is the wind blowing. Quote Share this post Link to post Share on other sites