Liibaan Posted May 11, 2012 Abwaanka da da yar ee Maxamuud Cabdi Jaamac {Rag dhaqaaqey} ayaa Gabay kooban oo qiimo wayna xambaarasan waxuu Utiriyey Dawlada Goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State Of Somalai. Tan iyo Markii lagu dhawaaqay maamulka Cusub ee deegnada Khaatumo State ayaa waxaa Iska Soo dabadhacaya hanbalyooyinka iyo Taageerada kala gedisan ee ay umuujinayaan Shacabka Deeganad Khaatumo State. http://www.khaatumo.com/?p=27983 Quote Share this post Link to post Share on other sites