Qandalawi Posted May 15, 2012 Some oppose it for good reasons others do it out of ignorance and hearsay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 15, 2012 Qandalawi;830141 wrote: Some oppose it for good reasons others do it out of ignorance and hearsay. War isku doon ba la wada saaranyahay qaar waxay ka so horjeedaaan qodobo gaar ah qaar waxay leeyihin ansixinta dastuurka lama gaadhin ba but its good reer puntland inay diideen dastuurka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted May 15, 2012 ^Lol, adigu hadaad taageertay soo ma ahan? Reer Puntland dastuurka madiidin ee articles kamid ah ayaa rabaa in wax laga badalo hadii laga qanciyana inayba iska dhaafaan oo taageeraan ayaan suurtagal ah. Marka Faroole mafoga ee kuwa mushkilada iyo khalkhalka inla isaga jiro raba usheeg iyaga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 15, 2012 Dee isaga ba odayadisi meesha ka so kexeyeeye kuwi kale wey joogaan wali meeshi. Dee kuwa wadaadadu ba qodobo bay diidayaan kuwa citizenshipka diideen wax bay diidanyihin kuwa federalismka diidan iyagu na qodobo bay wax diidanyihin i think only indhocade ba waxaba diiday isna dee waxba mu akhriyin hada wala tusay oo wa tageerey dastuurka. War anigu dastuurka ma ogali Somalia ka raali maha dastuurka , dastuurka mahiga so mal maluuqay wax gaal so mal maluuqay in dal islaam lugu dhaqo ilama aha federalism anigu dan uma arko marka anigu dastuurka wa halki professor cali khalif inaga baandheeyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 15, 2012 ^^ Yes. But PL is a big scalp to claim in this war of words. Now the spoilers will question the label and point to PL. Details, as you already know, go out of the window. Why is the Imam publicising his reservations about the constitution? Could he not done through other avenues (such as a phone call to Mahiga & Sharif)? Fi shay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 15, 2012 Qandalawi;830141 wrote: Some oppose it for good reasons others do it out of ignorance and hearsay. Quote Share this post Link to post Share on other sites