Liibaan Posted May 11, 2012 Kaddib markii waayadaanba uu socday buuq fara badan oo ku wajahnaa Dastuurka cusub ee la rabo in la ansixiyo laguna dhaqo dalka iyo dadka Soomaaliya, kaasoo ay inta badan aqoon yahanada Soomaaliyeed ka hor yimaadeen, ayaa waxaa iminka qaabka uu u qoran yahay Dastuurkaas saluugay, diidmana ka keenay maamul goboleedka Puntland. Dastuurkaan cusub ayaa waxaa horay si weyn ugu ololeynayay in ay Soomaalida qaadato, isla markaana ansixiso dowladda KMG ah ee Soomaaliya, maamul goboleedka Puntland, maamul goboleedka Galmudug iyo shaqsiyaad kale oo faro ku tiris ah oo aanay jirin cid ay matalayeen. Maamul Goboleedyada Soomaaliya Inta Badan Waa Kasoo Horjeedaan Dastuurka Qabyada Ah, Sida Galmudug, Awdal, Khaatumo, Azania, Maakhir, Puntland, Somaliland, Ximan Iyo Xeen, etc Halkaan Ka Akhri Qoraalka oo uu Horjoogaha Puntland Faroole Ku Saxiixan Yahay oo Af Ingiriis Ku Qoran: http://www.allgedo.com/newswire/wp-content/uploads/2012/05/Puntland.pdf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 11, 2012 So puntland is against the dastuur that's good we are getting some where now. Quote Share this post Link to post Share on other sites