Sign in to follow this  
Liibaan

Puntland oo KaSoo Horjeesatay, Diidayna Dasuurka Qabyada Ah

Recommended Posts

Liibaan   

Kaddib markii waayadaanba uu socday buuq fara badan oo ku wajahnaa Dastuurka cusub ee la rabo in la ansixiyo laguna dhaqo dalka iyo dadka Soomaaliya, kaasoo ay inta badan aqoon yahanada Soomaaliyeed ka hor yimaadeen, ayaa waxaa iminka qaabka uu u qoran yahay Dastuurkaas saluugay, diidmana ka keenay maamul goboleedka Puntland.

 

Dastuurkaan cusub ayaa waxaa horay si weyn ugu ololeynayay in ay Soomaalida qaadato, isla markaana ansixiso dowladda KMG ah ee Soomaaliya, maamul goboleedka Puntland, maamul goboleedka Galmudug iyo shaqsiyaad kale oo faro ku tiris ah oo aanay jirin cid ay matalayeen.

 

 

 

Maamul Goboleedyada Soomaaliya Inta Badan Waa Kasoo Horjeedaan Dastuurka Qabyada Ah, Sida Galmudug, Awdal, Khaatumo, Azania, Maakhir, Puntland, Somaliland, Ximan Iyo Xeen, etc

 

 

 

 

 

Halkaan Ka Akhri Qoraalka oo uu Horjoogaha Puntland Faroole Ku Saxiixan Yahay oo Af Ingiriis Ku Qoran:

 

http://www.allgedo.com/newswire/wp-content/uploads/2012/05/Puntland.pdf

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this