Xaaji Xunjuf Posted May 10, 2012 War deg-deg ah: Dad rayid ah oo goor dhawayd Boosaaso lagu dilay. Posted by Puntlandi on May 10th, 2012 Kooxo hubaysan ayaa goor dhawayd Magaalada Boosaaso ku dilay laba nin oo rayid ah oo ku sugnaa xaafada laanta Hawada ee magaalada. Dablay hubaysan oo Madexu uu u duubanyahay ayaa dilkan gaysatay, waxaana la xaqiijiyay in dablaydu ay rasaas la dhacday labadan nin oo ka qaxweynaysay goob mukhaayad ah oo ku taala xaafadaasi gaar ahaana Aaga xerada Xerta. Inkastoo ay goobta soo gaareen Ciidanka booliska hadana ma jirto cid dilkan labada nin loo qabtay, waxaase socda baaritaan xoog leh oo dhamaan qaybaha ciidanku ay ka qayb qaadanayaan. Labadan nin ee la dilay ayaa la sheegay in ay iskmu hayb yihiin kana soo jeedaan deegaanka gobolka Sanaag ee Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 10, 2012 Allah Yarxamah Masaakiinta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted May 10, 2012 Inna lillahi wa innaa ilahayhi raajicuun. Allah ha u naxaristo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 11, 2012 Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi raajicuun. Ilaahay haka abaal mariyo ciddii dhibkaan geysatey eheladoodiina samir iyo iimaan Ilaah haka siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 11, 2012 May Allah subhanuhu wa ta'aala have mercy on their soul and grant sabr to their loved ones. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 11, 2012 AUN inta dhimatay Quote Share this post Link to post Share on other sites