Abwaan Posted May 9, 2012 http://hiiraan.com/op4/2012/may/24021/a_tribute_to_somali_patriot_abdihayi_osman_garaad.aspx AUN Abdi Haye Osman Garaad. May Allah Grant him Jannatul Firdous. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Narniah Posted May 9, 2012 Ina lilahi wa ina ileyhi raja'uun. Even though it's the first time I heard about him, I hope that Allah grants him jannah ameen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 9, 2012 Allow u naxariiso, ehelkiisiina allaha samir iyo iimaan ka siiyo. Geeri deg deg ah baa heshay (mawtul faj'a) Nabigu (SCW) ilaahay buu ka magan gali jirey mawtul faj'aha, ilaahay intaan jecelnahay iyo anagaba ha naga badbaadiyo geerida deg-dega u dhacda sida midda Cabdi-xayi ku dhacday oo kale ..aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted May 9, 2012 Alle ha u naxariisto marxuumka. Waa geerida nooca laga ducaysto. He was young, I wonder what caused the hemorrhage. Aneurysm or head injury/trauma. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted May 9, 2012 AUN , I knew him, I was shocked when i heard the news today. Not long ago he was beaten up by the Farole's son and his gangs in Garawe him and Caato !! Allah yarham Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted May 9, 2012 Allah ha u naxariisto ehelkiisana ha samir siiyo. Was he fron London by any chance, the name rings a bell? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted May 9, 2012 ^yeah he was Frm London . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 9, 2012 Samafal;828564 wrote: Allah ha u naxariisto ehelkiisana ha samir siiyo. Was he fron London by any chance, the name rings a bell? Aamiin. Yes, he was from London....A great guy who would get along with almost anyone. To me he was a friend, brother. AUN Abdi was a uniter dad badan isku keenay. I heard he did the same thing in Nairobi. I have not seen or heard anyone, AUN Abdi dhibaato ka sheeganaya. I know tani waa geeri na wada sugeysa ee halla is cafiyo waa cashar dhammaanteen. Aniga qof walba oo SOL jooga ama soo galay, aan hadal is dhaafsannay, aan dhibsaday qoraalkiisa/keeda cafis buu iga yahay, qofkii wax iga tirsanayana ha i cafiyo please, haddii ay ku adagtahayna waxaan diyaar u ahay inaan ka wada hadalno. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted May 9, 2012 ^Cafis iyo misaamax yaa Abwaan. Geeridu waa xaq waana na wada sugaysaa, Inshallah aan u tabaabushaysano. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 9, 2012 Samafal;828587 wrote: ^Cafis iyo misaamax yaa Abwaan. Geeridu waa xaq waana na wada sugaysaa, Inshallah aan u tabaabushaysano. Thanks. Cafis iyo Masaabax too Samafal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 9, 2012 Marxuumka lama kulmin, mana garaneynin laakiin waxee u muuqataa qof bulshada mudnaan weyn kulahaa. Eebbe ha u raxmado, reerkiisana samir iyo iimaan. Duugtiisa maanta halkaan ka fiirsada. Daqiiqada 12:24 ayee bilaabaneysaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted May 9, 2012 Today I lost a brother and true friend. It is one of the saddest days in my life. Ilaahay qabriga ha u waasiciyo Quote Share this post Link to post Share on other sites