Showqi Posted May 9, 2012 I left Somalia at end of 1989 with the passport that I got from dowladii kacaanka unfortunately that passaport expired four years later (in the mid of 1994). Now I have Canadian citizenship. But I really really need my Somali Passport Can some one please tell me how to obtain my Somali Passport. Some one please help me, I need to get basaboorkeygii madoobaa intaanan Soomaaliya soo caga dhiganin! Walaahi waa ciil iyo uur ku taalo in aan wadankeeygii hooyo ku soo galo basaboor ajanabi ah, Aniga oo waliba ay dhalashadeeydu tahay Soomaali dhalad ah:mad: Dowlada ku meel gaarka ah waxaan ka codsaneynaa in ay na siiso passaport-ka yagii. Please si dhakhso ah ha naloola soo gaadho warqadayadii madoobeeyd. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 9, 2012 Making it so complicated, come Nairobi, and or Hargeisa, and you can get it in less than 5 minutes, waxaas o qeylo ah kaama dhamaateen, then head to Somalia, land in Xamar with your newly Somali Passport Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 9, 2012 You have to do a test first to prove that you are Somali, Showqi. Waxa la yedhi, the test consists of one question. The question is: What sound does a car horn in Somalia make? In gaalo land, the known word for such a sound is Beep. In the Arab world it is Toot. But what is it in Somalia? Answer the question and you win a brand new Somali passport (oo sawirkaaga ku yaala waliba). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 9, 2012 Nuune, Saxiib you disappoint me ma waxaad dooneysaa in aan wadankeygii ku soo galo Passport ajanabi ah.........Grrrrrrrrrrrrr Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 9, 2012 Ngonge baabuurka iska da walaaalo ee xitaa waxaan kuu sheegi karaa siday dawacadu u cido af soomaali ahaan....... Ps. hadaad baabuurka horn-kiisa dooneyso af soomaaliga waxa lagu yidhaahdaa Buuuuuuuub. Can I have my passport now please! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 9, 2012 anigaba keyga Soomaaliga ah ayaan ku galaa, keyga kalena ee europta baas jeebaduu iskaga jiraa, marka imoow Nairobi anaa kuu sameen mid soomaali ah, hadalka yaree, waxa ugu sahlan ayaad dooneysaa, 5 minuteska aad sugeyso waa inta la saxiixayo un iyo stampka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 9, 2012 nuune;828425 wrote: anigaba keyga Soomaaliga ah ayaan ku galaa, keyga kalena ee europta baas jeebaduu iskaga jiraa, marka imoow Nairobi anaa kuu sameen mid soomaali ah, hadalka yaree, waxa ugu sahlan ayaad dooneysaa, 5 minuteska aad sugeyso waa inta la saxiixayo un iyo stampka. Nuune, aniga Passport-keygii wuu uu iga dhacay! Waxaan doonayaa uun in la ii cusboonsiiyo, I am Somalia citizen like you and every one else. It's absolutely shame to enter my own country with a foreign passport..........Can I please have my passport-keygii madoobaa. I don't wanna use Canadian passport to go my home land. If you want I will bring my Canadian passport,,,,,,,,,,,,,but I refuse to use a Canadian passport to enter my own country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted May 9, 2012 ^Hence his suggestion you go to Nairobi to obtain the Somali basaboor for you to enter Somalia with..wax fahan..lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalid-Jnr Posted May 9, 2012 If Mr Simon Reeves (a white man) can get a Somali Diplomatic passport, why not Showqi. Perhaps he should pay a visit to Mr big beard in suuqa bakaaraha..lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 9, 2012 ^^ Malika, maanta Showqi waxba waa ka dhaadhici la'yihiin, two posts I mentioned he can obtain Somali Passport to travel to Somalia, and keep his current Canadian one in the pocket, yet wali waxba waa fahmi la'yahey, war illeen tanoo kale Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 9, 2012 Malika;828437 wrote: ^Hence his suggestion you go to Nairobi to obtain the Somali basaboor for you to enter Somalia with..wax fahan..lol Malika, ha igu qasbin intaan diyaarada u soo raaca Hargeysa ama Xamar dabadeetanaa aan Passport-keygii Canadian-ka ahaa diyaarada ku dhex cuno................Markaasna aniga iyo Somali immigration aan isku waalano..... Kenya tag baad i leedihiin,,,,,,,,,,,,,waar heedhaha anigu Soomaali baan ahay passport-keygii baan doonayaa. Aaway safiirkii Soomaalinga ahaa ee aan la hadlihaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted May 9, 2012 ^Dee koleybaa Somalia toos uu adii meeysiid hee dee, koleybaa duul kale baa sii marii inta anaad Somalia galin, melahasii kasii qad basaboorkasii. You wont be using the Somali passport on transit nor leaving Canada - ama nuune mid haa kuu soo diro via DHL..lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted May 9, 2012 nuune;828413 wrote: Making it so complicated, come Nairobi, and or Hargeisa , and you can get it in less than 5 minutes, waxaas o qeylo ah kaama dhamaateen, then head to Somalia , land in Xamar with your newly Somali Passport Waxaad is giijisidba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 9, 2012 Malika;828437 wrote: ^Hence his suggestion you go to Nairobi to obtain the Somali basaboor for you to enter Somalia with..wax fahan..lol Waxaan iska daa and answer my more important question. What word do sijuis use for the sound of a car horn? Showqi, ma ii hubta? Buuub? Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted May 9, 2012 ^ For Sijuwis it's pipiip! For Qawdhans it's dhiidh! Quote Share this post Link to post Share on other sites