Sign in to follow this  
Somalia

President Shariif: No Constitution means No Government

Recommended Posts

Somalia   

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo ka jawaabayey Su’aallaha la xiriiray Dastuurka ayaa waxa uu yiri” Dastuur La’aan Waa Dowlad La’aan maadaama ay lagama maarmaan tahay in Dal uu Dastuur yeesho waxaa lasoo diyaariyey Dastuur in mudo ah lagasoo shaqeynayey,dad quburro ahna ay soo diyaariyeen hadana Ergadii ansixin laheyd lasoo diyaarinayo laakiin kahor taasi markii gudiga iyo madaxda Dowladdu arkaan taladoodana ku biirayaan loosoo bandhigayo shacabka si’ay u ogaadaan waxa uu yahay ee ma ahan mid koox ama cid gaar ah ansixinteeda loo saarayo maadaama uu yahay Masiirka Umadda”

 

AUDIO BELOW

 

http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2012/05/Riix-Halkaan-Si-Aad-U-Dhageysato-Qeybta-Koobaad-Ee-Khudbadda-Madaxweynaha-Iyo-Suaallaha-Kuwait.mp3

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this