Somalia Posted May 8, 2012 Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo ka jawaabayey Su’aallaha la xiriiray Dastuurka ayaa waxa uu yiri” Dastuur La’aan Waa Dowlad La’aan maadaama ay lagama maarmaan tahay in Dal uu Dastuur yeesho waxaa lasoo diyaariyey Dastuur in mudo ah lagasoo shaqeynayey,dad quburro ahna ay soo diyaariyeen hadana Ergadii ansixin laheyd lasoo diyaarinayo laakiin kahor taasi markii gudiga iyo madaxda Dowladdu arkaan taladoodana ku biirayaan loosoo bandhigayo shacabka si’ay u ogaadaan waxa uu yahay ee ma ahan mid koox ama cid gaar ah ansixinteeda loo saarayo maadaama uu yahay Masiirka Umadda” AUDIO BELOW http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2012/05/Riix-Halkaan-Si-Aad-U-Dhageysato-Qeybta-Koobaad-Ee-Khudbadda-Madaxweynaha-Iyo-Suaallaha-Kuwait.mp3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted May 8, 2012 no clan Centrism no government Quote Share this post Link to post Share on other sites