uchi Posted May 7, 2012 AUN, where can I get this book guys? any international online stores? Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted May 7, 2012 Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa guddi wasiiro ah u saartay qaban qaabada Aaska Qaran ee Wasiiru-dawlihii Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee Dawlada Puntland oo duhurnimadii maanta abaare 12:00 ku geeriyooday Magaalada London ee Caasimada UK. Wasiiru-dawlaha Maamul waanaaga Puntland Maxamed Faarax Ciise Gaashaan oo goor dhawayd warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyay in kulankii Isniinlaha ahaa ee maanta golaha Wasiirada Puntland ku lahaayeen looga dhawaaqay guddi loo xilsaaray qaban qaabada Aaska Qaran ee Marxuumka. Wasiirku wuxuu tilmaamay in Madexweynaha Puntland Mudane C/raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole uu shirkan ku magacaabay sadex xubnood oo ka mid ah golaha Wasiirada Puntland oo loo xilsaaray qaban qaabada Aaska qaran ee Marxuum Dr. Jimcaale. Guddiga uu Madexweynuhu u saaray qaban qabadan Aaska Qaran ee Wasiiru-dawlihii Dastuurka iyo arrimaha faderaalka ee Puntland ayaa waxay kala ahaayeen:- C/qani Yuusuf Cilmi oo ah Wasiirka Deegaanka iyo Duurjoogta Puntland ayaa loo magacaabay guddoomiyaha guddigan, Dr. Cali C/laahi Warsame Wasiirka Caafimaadka oo ah xubin ka mid ah guddiga, Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) wasiiru-dawlaha Maamul wanaaga Puntland oo isna xubin loo magacaabay. Hadii alle idmo guddigani waxay ka shaqayn doonaan, sidoo kalana suurtagalinayaan halka uu ka dhacayo Aaska qaran ee Marxuumka oo ay u badantahay in deegaanada Puntland uu ka dhaco, waxaana goor dhaw la filayaa in Madexweynaha Dawlada Puntland uu Madextooyada ku qabto shir jaraa’id oo uu uga hadlayo geeriada Marxuumka iyo Aaskiisa. Dhinaca kale Madaxweyne Faroole ayaa shacabka Puntland la hadlaya goor dhow si uu guga tacsidayeeyo geerida Wasiirka oo run ahaantii ay saxiib dhow ahaayeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted May 7, 2012 Nin culus ayaa ka tagay Soomaliya. Allah ha unaxariisto, reerkiisa sabur illah ha ka siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 8, 2012 uchi;827563 wrote: AUN, where can I get this book guys? any international online stores? The ISBN is 8798699202 People don't understand the magnitude of this loss. Truly a sad period. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 8, 2012 Ogaysiis:- Aaska Wasiirkii Dustuurka Puntland Marxuum Dr.Cabdi Xasan iyo sida uu u dhacayo Posted by Pi on May 8th, 2012 Waxaan Jaaliyada Soomaaliyeed iyo Midda Puntland ogayeysiineynaa in Aaska Marxuum Abdi Hassan Jimcaale uu ka dhici doono maalinta Bari ah (Arbaco 9/05/2012) wuxuuna ka dhacayaa Galbeedka Magaalada London, wuxuuna u dhacayaa sidan…. Jadwalka Aaska. Date 09/05/2012. Salaada Jinaaso ee Duhur waxa ey ka dhaceysaa, Masjidka Central Jamia Masjid, Montague Way, Southall Middlesex, Post Code IN2 5PA. Salaada Duhur. Qabuuraha Address. Cherry Lane Commentary, Shepiston Lane, UB3 1RN. xaafada Hayes oo aan waxba ka fogeyn Masjidka salaada loogu tukanayo Contact/ faahfaahin lasoo xiriira Maxamed Cali Diirshe 07951897047 Sakariye Isticmaar 07960721669. Fadlan dhowara wakhtiga Jinaasada iyo Duugta. Mahadsanidin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 9, 2012 AUN, he was a warm wonderful man. A man of great intellect and poise. He will be missed greatly in our part of the world. May Allah SWT give him mercy & strength to his family at this time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted May 9, 2012 Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Rajicun. Ilaahay ha unaxariisto jadatul firdowsana haka waraabiyo. A remarkable man he was, he will be greatly missed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 15, 2012 Xaaji Xunjuf;827442 wrote: Allah ha u naxariisto cabdi xassan jimcaale. But also let's hope his visions of clan federalism also died with him iyadana allah ha u naxaristo It seems you were right. Federalism died definetly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted May 15, 2012 ^Why don't you keep your excitement until we get to the end of this debacle for the game has only began, you keep ululating like a new pride experiencing her first night for first time in her life inexperienced and forgetting and unaware of the bumpy roads ahead; reviving an old condolence thread turning into a big federalism issue quoting and commenting a snide remark made an individual. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted May 15, 2012 Ummaddii dhimatayna ma siyaasad baa lagula kor rafanayaa. Waar isku xishoo Carafaadow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted May 15, 2012 Carafaar Siyaasada meel kale la aad. Tacsida marxuumka hadaan u quurin Allah ha u naxariisto, rafashada kala dul tag. Quote Share this post Link to post Share on other sites