Somalia Posted May 7, 2012 AHN waxaa saacado kahor magaalada London ee caasimadda dalka Britain ku geeriyoodey wasiiru dowlihii Dastuurka iyo arimaha Federaalka ee Puntland. Dr. Cabdi Xasan Jimcaale oo todobaadyadii u danbeeyey aad u xanuunsanaa ayaa ku geeriyoodey Isbitaal uu ku jiray oo xaaladiisa lagula tacaalayey. Warka ku saabsan geerida AHN Dr. Jimcaale oo ah mid ay dadka Puntland si aad uga nexeen ayaa kusoo dhacay warqabadka Horseed Media abbaare 12-kii duhurnimo ee wakhtiga geeska Africa. Waxaana noo xaqiijey qaar kamid ah eheladiisa oo iyagu xiligaas ku sugnaa isbitaalka uu Dr-ku ku geeriyoodey. Dr. Cabdi Xasan Jimcaale oo kamid ah shakhsiyaadkii wakhtiga iyo maskaxda badan geliyey Dastuurka cusub ee ay Puntland yeelatay waxaa la filayaa in aas qaran gudaha Puntland loogu sameeyo. Taariikh nololeedka AHN Dr. Cabdi Xasan Jimcaale iyo waxa ay mas’uuliyiinta ugu sareeya dowladda Puntland ka yiraahdeen Horseed Media dib ayey idiinka soo gudbin doontaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 7, 2012 AUN, a great man, and a superb author, I learned a lot of this man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 7, 2012 AUN Dr Jimcaale. a great man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted May 7, 2012 Replacing him will not be easy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 7, 2012 Allah ha u naxariisto cabdi xassan jimcaale. But also let's hope his visions of clan federalism also died with him iyadana allah ha u naxaristo Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted May 7, 2012 Xaaji Xunjuf;827442 wrote: Allah ha u naxariisto cabdi xassan jimcaale. But also let's hope his visions of clan federalism also died with him iyadana allah ha u naxaristo what is wrong with this creature:confused::mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted May 7, 2012 Inaa lilaahi wa inaa ileyhiraajicuun Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted May 7, 2012 AHN waxaa goor hore oo maanta ah magaalada London ee caasimadda dalka Britain ku geeriyoodey wasiiru dowlihii Dastuurka iyo arimaha Federaalka ee Puntland. Dr. Cabdi Xasan Jimcaale oo todobaadyadii u danbeeyey aad u xanuunsanaa ayaa ku geeriyoodey Isbitaal uu ku jiray oo xaaladiisa lagula tacaalayey. Warka ku saabsan geerida AHN Dr. Jimcaale oo ah mid ay dadka Puntland si aad uga nexeen ayaa kusoo dhacay warqabadka Horseed Media abbaare 12-kii duhurnimo ee wakhtiga geeska Africa. Waxaana noo xaqiijey qaar kamid ah eheladiisa oo iyagu xiligaas ku sugnaa isbitaalka uu Dr-ku ku geeriyoodey. Dr. Cabdi Xasan Jimcaale oo kamid ah shakhsiyaadkii wakhtiga iyo maskaxda badan geliyey Dastuurka cusub ee ay Puntland yeelatay waxaa la filayaa in aas qaran gudaha Puntland loogu sameeyo. Taariikh nololeedka AHN Dr. Cabdi Xasan Jimcaale iyo waxa ay mas’uuliyiinta ugu sareeya dowladda Puntland ka yiraahdeen Horseed Media dib ayey idiinka soo gudbin doontaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted May 7, 2012 Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Allah u naxariisto Dr Jimcaale. He was a great man with great personality. His book "Ma daganayaasha geeska Africka" was the best Somali book I ever read. Ilaahay Janadii ha ka waraabiyo, ehelkiisana iyo dhamaan dadka Somaliyeedna Allah ha ka samir siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 7, 2012 Samafal;827471 wrote: Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Allah u naxariisto Dr Jimcaale. He was a great man with great personality. His book "Ma daganayaasha geeska Africka" was the best Somali book I ever read. Ilaahay Janadii ha ka waraabiyo, ehelkiisana iyo dhamaan dadka Somaliyeedna Allah ha ka samir siiyo. Mine too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 7, 2012 AUN...totally devastating news, one of puntland's true visionaries has left. This year has been a devastating year for the state and our people. His memory will forever remembered in the state. A Man of Progress has just exited and lets hope that vision of progress is stepped up to another notch for the memory of our beloved constitution minister Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 7, 2012 Samafal;827471 wrote: Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Allah u naxariisto Dr Jimcaale. He was a great man with great personality. His book "Ma daganayaasha geeska Africka" was the best Somali book I ever read. Ilaahay Janadii ha ka waraabiyo, ehelkiisana iyo dhamaan dadka Somaliyeedna Allah ha ka samir siiyo. "Ma daganayaasha geeska Africka" I have read that book and its one of the best historic reference books. Quote Share this post Link to post Share on other sites