Somalia Posted May 6, 2012 Maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa qaadacay ka qaybgalka Shirka looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya oo bisha soo socota ka dhici doona dalka Turkiga. Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Maxamed C/laahi Cumar oo maanta wareysi siinayay BBC-da ayaa sheegay in habka loo qaban qaabinaayo shirkaas uusan ahayn mid ay ku qanacsan tahay Somaliland. Wuxuu sheegay in ilaa iyo hadda aan lasoo gaarsiin wax casumaad ah oo ku saabsan ka qaybgalka shirkaas balse aysan ku qanacsanayn qaabka Dowladda Turkiga ay u qaban qaabinayso Shirko. Dr.Maxamed C/laahi Cumar ayaa intaas ku daray in Shirkii London ay Somaliland uga qaybgashay dowlad madaxbanaan oo kamid ah kuwa ku yaalla Geeska Afrika,siduu sheegay. Wasiirka ayaa tibaaxay in haddii aan laga bedelin habka loo qaban qaabinaayo shirka aysan Somaliland ka qaybgali doonin. Hadalka Wasiirka ayaa muujinaaya in shirka Somaliland lagu martiqaadayo sidii maamul goboleedyada kale ee ka jira dalka. Shirka ka dhici doona magaalada Istanbul 1 iyo 2-da bisha June ayaa ah wejiga labaad ee Shirkii ka dhacay London bishii February,waxaana qaban qaabinaaya Dowladda Turkiga. Bosaso Press Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 6, 2012 Such a fail, I am cringing for you my friends. :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 6, 2012 Somaliland govt they will do what they like. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 6, 2012 Of course and we'll have fun watching. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AsadSL Posted May 6, 2012 Good. No more meeting with the rest of the Somalis for another 21 years. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 6, 2012 Ma adaa fahmayba , , looool Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted May 7, 2012 AsadSL;827232 wrote: Good. No more meeting with the rest of the Somalis for another 21 years. LOL I Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 7, 2012 Turkiga in la isku diro ma fiicno xiligaan. Waa iga talo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted May 7, 2012 Dhasha boqarada cid aan ingriis ahayn shirkood ma tagaan.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 7, 2012 Shirki london guul bu aha 50 iyo inkabadan dawladood ba joogay england ba lugu qabaneyey waxa ka soo baxay inay dawlada somaliland iyo dawlada Tfg. Eeh somalia wada hadlaan ama ta badali doonta calaamkuna dhex dhexaadiyo. Ti bay ka shaqeyneyaan reer somaliland. Shirka turkiga waxa laga hadlaya dawlad sidi somalia loogu samayn laha iyo roadmapkoodi iyo tfgidoodi iyo hawlahoodi bay samaynayaan. Somaliland ma khuseyso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 7, 2012 Somaliland is in a such a sad pathetic state that I feel sorry for them. The Istanbul conference is no difference from the London one. What it highlights is the longing by Somaliland for a colonial representative. Just like they wanted to take the talks to London before Puntland made its move, I repeat sad and pathetic. Man up, stand up for yourself. They are trying to convince themselves that they are excellent politicians. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 7, 2012 We are just dictating our terms here ,, u just have to listen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 7, 2012 Shirkii Landhan waala soo siray. Goobta shirka ka dhacaayo waaka qudbeyneysiin lagu soo yiri. Calankiina la suraa isla goobta loogu soo sheekeeye. Waaka madax bannaan tihiin Soomaalida kale loogu been guuray. Well, well, tii ka dhacday waala wada ogyahay. Xataa ra'iisul wasaaraha Ingiriiska garabaati baluuggan soo xirtayba. Suu Bush yiri camal waaye in this infamous quote: "Fool me once, shame on — [pauses] — shame on you. Fool me — [pauses] — You can't get fooled again." They can't get fooled again, obviously. But again Turkiga la isku diro ma fiicno. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 7, 2012 Somaliland is learning how to negotiate with the powers that be. They know for certain the quest of recognition is coming to a complete halt. Yesterday America's envoy for Somalia was in Hargeysa. Few weeks back Mahiga was dining with Siilaanyo. The Turkish Ambassador for Somalia weeks before that. The lyrics, as it were, are much better than the music itself. There will be good news for Somalia with respect to our Northern brothers and sisters. Quote Share this post Link to post Share on other sites