nuune Posted May 6, 2012 ^^ Kan kaa korreeyo waa gaalada ugu waaweeyn ee SOL ku jirto ee ku dhuunta magaca atheist, murtad diintiisa ka baxey oon faraxsaneyn, ceyna u taagan culumada iyo ummada Soomaaliyeed, waligaa il-naxariis ha ku fiirin gaal Soomaaliyeed oo is moodey inuu yahey Einesteyn kolkuu diinta ka baxey. MMA, Culumada in la aflagaadeeyo waa shey aad iyo aad looga xumaado, khaasatan Sh Umal oo la wada ogyahey mowqifkiisa ku aadan barbaarta, heer waxaan mareenaa la dhaho Sh Umal naag buu fara-xumeeyey, ilmana ka soo ridey, korsana ku dhahey, meel cidlana ku xoorey. AT&T wey ka dhicistey markan, as Jacphar said, halaga xishoodo culumaa u diinka, the least person oo qabiilist lagu tilmaamo waa Sh Umal, inuu dumar ku cayaarana xaasha lillaahi xaar tubaaka ma noqdo. You can disagree with his views on dastuurka, but in la caayo for no reason waa shey khattar ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted May 6, 2012 ^Haa magaalbaa? Muxuu noogu dhuuntaynany hadalkiisa marka macno badan iima yeesheen ee waxaan mooday inuu qof muslim ah yahay. Sheikh Umul is right and is against any form of man made constitution. Waa sax weeye waana runtiisa, Diinta Islaamka iyo waxyabaha hoos biniaadamku ka walaqdo iyo isreer magaaleeynta yaan la isku khaldin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted May 6, 2012 Im shocked by the large number of gaalos and atheists on this forum. Very sad indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Farmaraa Posted May 6, 2012 YAAB, waxaa iga yaabiyay WADAAD xumuyaal !!! wadaadkan miyuusan ogon in masaajidka uu tujinayo, xoriyada uu ku hadalayo, diinta uu ku fudinayo dunida uu yahay mid tastuuri ah. Baasaboorka uu haysto oo Kenyentiga ah waxaa lugu bixiyay dastuur. Dhulka Xajka iyo xaramka ilaahay ee barakaysan ma kitaab ilaahay baa lugu maamulaa mise dastuur umadi isku maamusho. Ganacsiga uu Umal ku jiro oo uu ku noolyahay oo uu ku cibaadaysto waa dastuur Kenya leedahay. Wadaadadu Somalida waxay u baahayn yihiin inay si fiican oo macquul ah u fakaraan oo ay umada Soomaaliyeed wax fiican u sheegaan, looma baahan nonsense-kan uu Umul ku hadalayo oo caqliga iyo cilmigaba ka fog. COMMON SENSE yaa wadaad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted May 6, 2012 with respect to the sheikh, I would ask him if he is so in love with Sharia law, why can't he go and live just across the border in Kismayo? why is he still preferring to live under the secular Kenyan constitution? I really need an answer for that. Quote Share this post Link to post Share on other sites