Sign in to follow this  
Abtigiis

Somalilanders fascination with 50,000

Recommended Posts

Liibaan   

Wadani;826972 wrote:
Abtigiis, illeen abti baan kuu ahay
:)
, and i bet they're from the Awaare area like me. To be honest 50 thousand sounds like over kill, but there is no doubt there there was a massacre in the north. My family has suffered the losses and wounds to prove it.

Walaal, Aad baan uga xumahay dhibta soo gaadhay reerkaaga. Dhibtan ku dhacday ummada Soomaliyeed waa mid qof kasta oo soomaali saameesay, dhamaan gobolada Soomaaliya. 30 kii sano ee ugu danbeeyay dhiig badan baa dalkeenii ku daatay, walina sidii ayuu qubanayaa. Waa masiibada Qaxooti ka dhigtay 2 million oo Soomaali inay ku faafaan dacalada duni da oo dhan.

 

Wax aad looga xumado in shacab soomaaliyeed oo waxba galabsan dumar, caruur, iyo rag ee naftoodii ku waayeen Dagaaladii 1980s, 1990s, 2000s ee ka dhacay Hargeisa, Burca, Borame, Barbara, Baydhabo,Ceergaabo, Mogadishu, Kismaayo, Galkacyo, Gedo, Marka, Baladweyn, Laas Caanood, Baladweyne, etc

 

Waxaa nasiib daro ah in dagaaladii sokeeye ee u dhaxeeya Soomaalida inay wakhtigan hada ah ee xaadirka wali ka socdaan dalkeenii Soomaaliya oo dhiigii shacabkii Soomaaliyeed qubanaya maantadan aan joogo sida Caasimada Mogadishu, Laas Caanood, Buuhoodle, Widhwidh, Gaashaamo, Galkacyo, Balad Weyne, etc. Allah ha sahlo Soomaalida

Share this post


Link to post
Share on other sites

It doesn't matter wat anyone says about numbers.Families remember their loved ones plus death wasn't always about bullets.Lot people died on their way into the countryside.Imagine women,children & old people walking 100s of miles without food or water.Malaria has its toll in the camps too putting the # well ova 100,000.

You guys doing good job in making your enemies again...SOL is widely read inside somaliland.Internet good venue to read people's perceptions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';827152 wrote:
Wiil Cusub, beenta is kadaa,noloshu agtaada qiimo kama laha, waxaad ka mid tahay kuwa taageersant xasuuqa ee Somaliland/snm ka wado Deegaanada SSC Sida Magaalada Laas Caanood Iyo Buuhoodle. Hadii dhimasho tahay dhimasho maxaad u taageeri xasuuqa Somaliland/snm kawado Deegaanada Khaatumo.

SXB Liiban kama soo hor jeedo anigu Khatumo/SSC/Darw....waliba waan u duceeyaa oo waxaan idhaa: Cadaalad daro haddii lagu hayo ALLOW u gargaar ku dayasho ama ku jiqsii haddii ay u socdaana ALLOW kuway ku dayanayaan kala mid dhig.

Haddii aad cadayn iiga keentid xasuuqa aad sheegaysidna waaban habaarayaa kuwa gaystay oo ALLOW doori baan odhan ee adigu car bal iska daa kumaankunkaba oo 500 oo dhimasho ah ii sheeg warkood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wiil Cusub;827294 wrote:
SXB Liiban kama soo hor jeedo anigu Khatumo/SSC/Darw....waliba waan u duceeyaa oo waxaan idhaa:
Cadaalad daro haddii lagu hayo ALLOW u gargaar ku dayasho ama ku jiqsii haddii ay u socdaana ALLOW kuway ku dayanayaan kala mid dhig
.

Haddii aad cadayn iiga keentid xasuuqa aad sheegaysidna waaban habaarayaa kuwa gaystay oo
ALLOW doori baan odhan
ee adigu car bal iska daa kumaankunkaba oo 500 oo dhimasho ah ii sheeg warkood.

Munafaqada iskadaa, waxaad taageersantahay maleeshiyaadka reerkaaga. Anuu kaama filayo inaad xaqa ama cadaalda garato. Qof dafirayo in shacab isugu jira dumar, caruur iyo rag aan waxba galabsan ee naftoodii ku waayeen dagaalada ee Somaliland kusoo qaaday Deegaanada KHaatumo Sida Laas Caanood, Buuhoodle, Widhwidh, Bali Hadhac, Gambadhe, etc Kumaakunka kale ee Ku barakacay ee Guryahoodii Lagu Khasbay inay katagaan oo maanta wali qaxaya ee aaday Gobolada kale Soomaaliya, Itoobiya, Iyo Kenya. Kumaakun kale oo Maleeshiyada Somaliland qafaalatay oo maanta ku xidhan Hargeysa, Maandheera, Iyo Burco.

 

 

Nin dafirsan waxba lama murmayo, wax kasta oo aad u sheegto ma galayaan, waayo meel baa u cad, meelna waa madowdahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';827300 wrote:
Anuu kaama filayo inaad xaqa ama cadaalda garato.

Xaqa ama cadaaladu waa ta aan raadinayo een sodon sano geed walba oo geeska afrika ku yaal aan ka dayay. ka waayay talano aan ku gaadhay ka gaabso, intaad ku cadaab gali lahayd. Balse hadba tii u dhaw cadaalad uun taageer oo garab joogso una jirso intay cadaaladda u jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Abtigiis;826857 wrote:
I have a four year son who smashes windows if you do not agree he is 7. He just loves this number. I see some similarity here!

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa Jacaybaro, we will hold you personaaly responsible of Professor Abtigiis is harmed , anigu waan ka shakiyey threadka Generalka ku dhegsan, inaad passwordkii ka xoogteen bay u ektahay

 

Markuu Nairobi kusoo laabto baan rumaysan, waxa meelaha lagu qorayo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this