Liibaan Posted May 6, 2012 Wadani;826972 wrote: Abtigiis, illeen abti baan kuu ahay , and i bet they're from the Awaare area like me. To be honest 50 thousand sounds like over kill, but there is no doubt there there was a massacre in the north. My family has suffered the losses and wounds to prove it. Walaal, Aad baan uga xumahay dhibta soo gaadhay reerkaaga. Dhibtan ku dhacday ummada Soomaliyeed waa mid qof kasta oo soomaali saameesay, dhamaan gobolada Soomaaliya. 30 kii sano ee ugu danbeeyay dhiig badan baa dalkeenii ku daatay, walina sidii ayuu qubanayaa. Waa masiibada Qaxooti ka dhigtay 2 million oo Soomaali inay ku faafaan dacalada duni da oo dhan. Wax aad looga xumado in shacab soomaaliyeed oo waxba galabsan dumar, caruur, iyo rag ee naftoodii ku waayeen Dagaaladii 1980s, 1990s, 2000s ee ka dhacay Hargeisa, Burca, Borame, Barbara, Baydhabo,Ceergaabo, Mogadishu, Kismaayo, Galkacyo, Gedo, Marka, Baladweyn, Laas Caanood, Baladweyne, etc Waxaa nasiib daro ah in dagaaladii sokeeye ee u dhaxeeya Soomaalida inay wakhtigan hada ah ee xaadirka wali ka socdaan dalkeenii Soomaaliya oo dhiigii shacabkii Soomaaliyeed qubanaya maantadan aan joogo sida Caasimada Mogadishu, Laas Caanood, Buuhoodle, Widhwidh, Gaashaamo, Galkacyo, Balad Weyne, etc. Allah ha sahlo Soomaalida Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted May 6, 2012 It doesn't matter wat anyone says about numbers.Families remember their loved ones plus death wasn't always about bullets.Lot people died on their way into the countryside.Imagine women,children & old people walking 100s of miles without food or water.Malaria has its toll in the camps too putting the # well ova 100,000. You guys doing good job in making your enemies again...SOL is widely read inside somaliland.Internet good venue to read people's perceptions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted May 6, 2012 'Liibaan';827152 wrote: Wiil Cusub, beenta is kadaa,noloshu agtaada qiimo kama laha, waxaad ka mid tahay kuwa taageersant xasuuqa ee Somaliland/snm ka wado Deegaanada SSC Sida Magaalada Laas Caanood Iyo Buuhoodle. Hadii dhimasho tahay dhimasho maxaad u taageeri xasuuqa Somaliland/snm kawado Deegaanada Khaatumo. SXB Liiban kama soo hor jeedo anigu Khatumo/SSC/Darw....waliba waan u duceeyaa oo waxaan idhaa: Cadaalad daro haddii lagu hayo ALLOW u gargaar ku dayasho ama ku jiqsii haddii ay u socdaana ALLOW kuway ku dayanayaan kala mid dhig. Haddii aad cadayn iiga keentid xasuuqa aad sheegaysidna waaban habaarayaa kuwa gaystay oo ALLOW doori baan odhan ee adigu car bal iska daa kumaankunkaba oo 500 oo dhimasho ah ii sheeg warkood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 6, 2012 Wiil Cusub;827294 wrote: SXB Liiban kama soo hor jeedo anigu Khatumo/SSC/Darw....waliba waan u duceeyaa oo waxaan idhaa: Cadaalad daro haddii lagu hayo ALLOW u gargaar ku dayasho ama ku jiqsii haddii ay u socdaana ALLOW kuway ku dayanayaan kala mid dhig . Haddii aad cadayn iiga keentid xasuuqa aad sheegaysidna waaban habaarayaa kuwa gaystay oo ALLOW doori baan odhan ee adigu car bal iska daa kumaankunkaba oo 500 oo dhimasho ah ii sheeg warkood. Munafaqada iskadaa, waxaad taageersantahay maleeshiyaadka reerkaaga. Anuu kaama filayo inaad xaqa ama cadaalda garato. Qof dafirayo in shacab isugu jira dumar, caruur iyo rag aan waxba galabsan ee naftoodii ku waayeen dagaalada ee Somaliland kusoo qaaday Deegaanada KHaatumo Sida Laas Caanood, Buuhoodle, Widhwidh, Bali Hadhac, Gambadhe, etc Kumaakunka kale ee Ku barakacay ee Guryahoodii Lagu Khasbay inay katagaan oo maanta wali qaxaya ee aaday Gobolada kale Soomaaliya, Itoobiya, Iyo Kenya. Kumaakun kale oo Maleeshiyada Somaliland qafaalatay oo maanta ku xidhan Hargeysa, Maandheera, Iyo Burco. Nin dafirsan waxba lama murmayo, wax kasta oo aad u sheegto ma galayaan, waayo meel baa u cad, meelna waa madowdahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted May 6, 2012 'Liibaan';827300 wrote: Anuu kaama filayo inaad xaqa ama cadaalda garato. Xaqa ama cadaaladu waa ta aan raadinayo een sodon sano geed walba oo geeska afrika ku yaal aan ka dayay. ka waayay talano aan ku gaadhay ka gaabso, intaad ku cadaab gali lahayd. Balse hadba tii u dhaw cadaalad uun taageer oo garab joogso una jirso intay cadaaladda u jirto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted May 7, 2012 Abtigiis ur poison my friend even ppl in somalinet are talking about ur thread http://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?t=305183&p=3643267#p3643267 Loool saxiib u know how to get the audience, kudos to you Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 7, 2012 Abtigiis;826857 wrote: I have a four year son who smashes windows if you do not agree he is 7. He just loves this number. I see some similarity here! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted May 7, 2012 Abtigiis Prof reer Somaliland 50 000 qudha muu sheegin ee khamrigana wuu ka digay hablahana wareeguu ka waaniyaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 7, 2012 Waxba ka odhan maayo intuu magaalada joogo ,,,,, ha tago horta Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 7, 2012 Waryaa Jacaybaro, we will hold you personaaly responsible of Professor Abtigiis is harmed , anigu waan ka shakiyey threadka Generalka ku dhegsan, inaad passwordkii ka xoogteen bay u ektahay Markuu Nairobi kusoo laabto baan rumaysan, waxa meelaha lagu qorayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 8, 2012 Aniguba waxa uu isagu qoro xataa ma rumaysanayo ilaa uu Nairobi ku noqdo ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites