Sign in to follow this  
Aaliyyah

Shirkii Xilka Looga Xayuubiyey BoqorC/laahi Dabagooye

Recommended Posts

Mooge   

mukulaaloow, you lost objectivity today when you attacked puntland like that. shame on you. if yu think a suldan suporting another somali brother family is going out of line, you have serious qabil issues. he should only support his closes clan is your argument. no somalino. lol. and to say puntland shoots shows your cuqdad. ceeb wa tano kale.

 

aaliyah, my saaxdheer niece of galeyr, keep up the madadaadils about you sacked some suldan. lol. hadhoow don't change story when you find out there was no such thing. lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sxb horta haddaad aragto qof qof kale kula boodayo qabiil baa tahay ogoow inuu asaga qabiiliiste yahay. waxaa tahay nin xanuunsan oo waliba darbi madaxa ku garaacayo.

 

last week markey reerahan bayaan soo saareen looga qaadayo xilka waan kasoo horjeeday sababtoo ah bayaanka waxaa soo qoray qurba joog aanan xaaladda dhulkooda waxba ka ogeyn. laakiin tan waa ka duwantahay oo beeshii uu matalayay Dabageed baa geed hoostiis isugu timid oo waliba deegaanka ay dagaan ee ceegaag la yiraahdo ah isugu yimid, waxaa kasoo qeyb galay cuqaashoodii oo dhan, marka waxaa la oran karaa waa go'aan xalaal ah oo legitimate ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

wejiga so dhaqo mulaalow. xaar baad qasatay waad is confuse garaysay. you didn't answer how he went out of line. lol. qofku hadu xanunsan yahay wu isla saxsan yahay.dhibatadas ku haysata o intad is ledahay puntland xumee. qabil ba shiray kulaha. beentaaba ka daran cuqdada. lol

 

adeer orod meesha isaga tag hanaugu hunqacine. nin weyn oo micno samayn waa habaar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaal is right haday beeshi ku shirtay ceegaag oo ay xilka ka qadeen wa wax legitimate sabab dalka guidhisa dadki u boqorka u aha ba xilka qaaday wax sax ah runti oo wanaagsan maha wax sharciga ka baxsan haday qurbajoog iska so qeyliyaan wa different case.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

moge, stop trolling on my thread. waxaan ogaaday in aan lahadlayo qof caqliga biya ka galeen.

 

Makulalow, althou you have shown this far in your posts to be inafarole and not better than moge ..I will give you a credit this time.You have made a valid point in this thread. I am sure the puntland sultan allah yarhamhu would rather be alive and titleless (after all title dad baa siyay dadkaasna way la noqon karaan haday damcaan laakin naftiisa ilaahay ba siiyay ma aheen mid xaq lo leeyahay in laga qaado)...

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

http://youtu.be/PMNHoGgCgQ4" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

VIDEO: Daawo Magaalada Ceegaag, Xaflad Sagootin Ah oo Loo Qabtay Boqorkii La Casilay Cabdulahi Dabaqooye, [Farewell Party]

 

ShirWeynihii Beesha Ceegaag ee Cuqaasha Iyo Waxgaradku Ku Ansixiyeen Go'Aankii Xil Ka Qaadistii C/llahi Dabagooye

 

Beesha Ceegaag:"Waanu u Duceenanaa Boqorkii Hore, Waxaanu u Rajeenanaa Inuu Helo Shaqo Cusub, Iyo Inu Danbeeyo Meel Khayr Qabte....... Boqorkii Hore Lagama Qaadin Wax uu Lahaa, ee Wax lagala Noqday Amaano Beesho u Dhiibatay oo Ku Daahday."

 

 

Lasanod Online. Thursday, May 03, 2012

 

 

 

 

Ceegaag,(Lasanod Online)- Kulan ballaadhan oo ay Beesha Xuseen Saciid {Hayaag} Ku yeelatay Degmada Ceegaag, ayna kasoo qayb galeen..

 

dhamaan Cuqaasha iyo odayaasha kala duwan ee beesha Xuseen Saciid {Hayaag}, ayaa waxaa lagaga hadlayey arimo dhowra oo ay kamid ahayd xilkii Boqornimada ee lagala noqday madaxa dhaqanka ee Beesha..

 

Dood dheer kadib ayaa dhamaan Cuqaasha iyo waxgaradka Beeshu waxay si wada jir ah u ansixiyeen inay Kalsoonidii kala laabteen Cabdilaahi Axmed Cali (Dabagooye), taageereena go'aankii iyo baaqii beesha ee soo baxay April 27. hadda wixii ka danbaysana uusan xilkaas u hayn beesha kana midyahay dadka shacabka ah.

 

Waxay kaloo sheegeen in dhowaan beeshu iska soo saari doonto qofkii qaban lahaa xilka madaxdhaqamedka beesha Hayaag.

 

 

 

 

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

One death is tragedy a million is a statistic ayaa horay loo yiri. Waxaanu slander.

 

You must know the difference between tragic and slander.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Thanks libaan for the link. Reer ceegaag waa reer jira, hadii mar hore saa la wada ahaan lahaa horumar ayaa la gaadhi lahaa. Mashallah...

 

Khaatumo noolow.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this